Col. Axmed jire oo ka qeybgalay shir ka dhacay burundi

Col. Axmed jire oo ka qeybgalay shir ka dhacay burundi

Sarkaal ka tirsan ciidanka XDS oo matalayey wasiirka gaashaan dhigga Soomaaliya ayaa ka qeyb galay shir 13.juun 2009ka ka hacay dalka burundi kaasoo looga wada hadlayey arrimaha Soomaaliya.

Faahfaahinta la soco

20.06.

Italy first in West to reopen embassy in Somalia

ROME (Reuters) - Italy will become the first Western country to reopen its embassy in Somalia, in a gesture of support for the transitional government, officials said on Wednesday.

A meeting in Rome of the International Contact Group on Somalia, with delegates from 33 count...

Wada akhri 11.06.

Prof. Ibbi oo ka Hadlay Holwaha Maraakiibta Caalamiga.

Ra’iisul-wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Kaluumaysiga Prof. Cabdiraxmaan Xaaji Adan Ibbi, ayaa sheegay inuu saluugsan yahay howlaha maraakiibta caalamiga ay ka wadaan badda iyo biyaha Soomaaliya.

Prof. Ibbi wuxuu sheegay in in kastoo ay howlo wada...

Wada akhri 09.06.

Aways: Barri Ayaan Shir Jaraa'id Qaban Doonaa

 

Waxa jira warar is khilaafsan oo ka soo baxaya xaaladda uu ku sugan yahay guddoomiyaha Ururka Xisbul Islaam Shee...

Wada akhri 07.06.

Somali Insurgent Leader Denies Reports of Death

A major Somali insurgent leader has denied reports of his possible death, saying he will hold a news conference on Monday.

Sheikh Hassan Dahir Aweys spoke to VOA's Somali service Sunday, just hours after Reuters news agency reported ...

Wada akhri 07.06.

Haddii la soo weeraro Bay iyo Bakool ciidan ayaan u diraynaa..

Haddii la soo weeraro Bay iyo Bakool ciidan ayaan u diraynaa..

Bu`aale: (Afdheer) Gudoomiyaha Gobolka J/dhexe Xuseen Cabdi Geedi o shir jaraa`id ku qabtay xarunta gobolka ee Bu`aale ayaa sheegay in ay ciidan u diri doonaan gobolada Bay iyo Bakool haddii lasoo weeraro.

Wada akhri 07.06.

Central Somalia fighting leaves 64 dead

MOGADISHU (AFP) — Fierce fighting in central Somalia between pro-government militiamen and hardline Islamist insurgents has left at least 64 people dead, elders and witnesses said on Saturday.

<...

Wada akhri 06.06.

UN concerned over future of Children in refugee camps in Dadaab

UN concerned over future of Children in refugee camps in Dadaab
18:30:07 shire -The United Nations refugee agency has expressed its concern over the future of the children in the refugee camps in Dadaab in the Kenya-Somalia border.

In a recent interview to Xinhua, Anne Campbell, the head of UNHCR Sub Office in Dadaab, said...

Wada akhri 06.06.

Hay`adda World Vision oo dib uga bilowday shaqadeedii xarunta gobolka jubbada dhexe ee Bu`aale.

Hay`adda World Vision oo dib uga bilowday shaqadeedii  xarunta gobolka jubbada dhexe ee Bu`aale.

Bu`aale: (Afdheer)  Hay`adda World Vision aya shaqadii ay ka haysay gobolka jubbada dhexe dib ugu soo noqotay bilowdaynna howlaheedii kadib markii ay Odayaasha deegaanku soo faragaliyeen khilaafka hay`adda iyo maamulka Is...

Wada akhri 06.06.

Xoogaga Mucaaradka oo kaabiga ku haya Isgoyska Sanca iyo Maleeshiyaadkii Indha Cadde oo dagaalka ka baxay.

Xoogaga Mucaaradka Islaamiyiinta ee ka soo horjeeda Dowladda KMG ayaa waxoogaa horumar ka sameeyay dagaaladii maanta ka dhacay qeybo ka mid ah Degmada Yaaqshiid, iyagoona lugaha la soo galay goobo cusub oo ka duwan kuwii maalmihii u dambeeyay uu ka...

Wada akhri 05.06.