... [Wada akhri...]
-
Ugaas Xuseen- Degmooyinka nabadda ah ee gobolka Bakool waxay u baahan yihiin horumarin.
Talaado, 24 January 2012 11:20 -
Puntland oo laga qodayo ceel shidaal.
Khamiis, 19 January 2012 08:33 -
Kenya oo lagu eedeeyey howlgalka Soomaaliya.
Khamiis, 19 January 2012 08:03 -
Faarax Macalin oo Taageeray xilka Qaadistii Sharif Xasan
Sabti, 07 January 2012 18:23 -
Shabaab oo lagu galay aaga Cag-Libaax
Arbaco, 04 January 2012 18:33
Guddoomiyaha gobolka Afdheer oo booqday Doolo-Bay
Hargeelle - (Afdheer) Wafti uu hoggaaminayey guddoomiyaha gobolka Afdheer ayna kamid ahaayeen Qurbo joog u dhalatay deegaankaas ayaa booqday degmada Doolowbay ee gobolkan.
Booqashada guddoomiyaha ayaa la xidhiidhtay u kuurgalka howlaha degmadaas gaar ahaan dhanka horumarinta degm ...
Wada akhri...
Wasaaradda Hiddaha iyo Dhaqanka Suudaan oo Shati Oggalaansha ah Siisay Buugga Haldoor ee uu Qoray Ab
JLN: Wasaaradda Hiddaha iyo Dhaqanka Suudaan oo Shati Oggalaansha ah Siisay Buugga Haldoor ee uu Qoray Abwaan Stanza
Waaxda Faafreebka ee Wasaaradda Hiddaha iyo Dhaqanka dalka Suudaan, ayaa maanta si toos ah u fasaxday sixiixdayna in la daabaco buugga “Haldoor” ee uu qoray Abwaan Maxamed Cabdiqaa ...
Wada akhri...
Faalo (1)
Ugaas Xuseen- Degmooyinka nabadda ah ee gobolka Bakool waxay u baahan yihiin horumarin.
Ceelbarde- Ugaas xuseen Ugaas Cabdi Ugaas Xuseen oo ku sugnaa degmada Ceelbarde ayaa xaqiijiyey in guul laga gaadhay nabadgaliyada iyo horumarka ka jira degmooyinka gobolka Bakool gaar ahaan Ceelbarde, Ato iyo Yeed wuxuuna ammanay shacabka deegaanadaas muddo dheer oo ay Soomaal ...
Wada akhri...
Somali famine: Situation 'still desperate' warns agency
Six months after the first declaration of famine in Somalia, hundreds of thousands remain at risk, the Disasters Emergency Committee is warning.
Tens of thousands of people have already died after what is said to be East Africa's worst drought for 60 years.
A DEC appeal raised £ ...
Wada akhri...
Kenya oo lagu eedeeyey howlgalka Soomaaliya.
(Afdheer) Dowladda Kenya ayaa duqeysay deegaanno ku yaal Koonfurta dalka Soomaaliya oo ay kid yihiin Jilib, Hoosungow, buulo xaaji, Bilis-Qooqaani, duleedka Afmadow iyo deegaanno kale deegaanadaas oo ay dowladda Kenya ku sheegtay inay ahaayeen saldhig ay maleyshida alshaab lahaayee ...
Wada akhri...
War Degdeg ah:Somaliland oo Guluf colaadeed ku qaaday Buuhoodle & Diyaargarow ka socda Taleex.
Buuhoodle: - Ciidamo katirsan kuwa Maamulka Somaliland oo ku hubaysan Gaadiidka Dagaalka & Hubka cul-culus oo xalay soo jiiray deegaanadii difaaca u ahayd ciidanka Buuhoodle ayaa saaka Hiirtii waaberi weerar culus ku qaaday magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ee Puntland ...
Wada akhri...
Kulan bani aadanimo oo ka dhacay dalka UK-Birmingham
Maanta oo aay taariikhdu tahay 9.01.2012- ka waxaa magaalada Birmingham ee dalka Ingriiska ka dhacay kulan xog'waran ah oo si heersare ah loo soo agaasimay islamarkaana aay ka soo qeeybgaleen dhammaan qeeybaha bulshada Jubooyinka ee ku dhaqan magaalada Birmingham.
Waxaa munaasabadan isugu yimid b ...
Wada akhri...
Britain warns of militant attacks in Kenya
NAIROBI, Jan 7 (Reuters) - Britain believes militants are completing plans to attack Kenyan institutions as well as places frequented by expatriates and tourists, the British Foreign Office said on Saturday.
Kenya stepped up security after sending troops into neighbouring Somalia last October t ...
Wada akhri...
|
Dad lagu laayey GARISSA
GARISSA- Magaalada Garissa maqaayad ku taal laguna magacaabo JUBBA ayaa la sheegay in ay rasaas ku fureen dad afka soo duubtay isla goobtaasina ay ku dhinteen laba ka mid ah dadkii fadhiyey laba kalana dhaawacmeen.
Wleli lama hubsan cidda ka dambeysay xasuuqan loo geystay dad fad ...
Wada akhri...
Kenya iyo UNHCR oo adkeeyey ammaanka xeryaha qaxootiga.
Dhadhaab. (Afdheer) Hay,adda Qaramada Midoobay (UN) u qaabilsan qaxootiga ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaan UNHCR ayaa dowladda Kenya ugu deeqday baabuur tiradooda lagu sheegay 30 baabuur.
Baabuurtan ayey UNHCR ugu talo gashay in loo adeegsado sugidda ammaanka xeryaha qaxootiga oo ay falal ammaa ...
Wada akhri...
Tribute to the late Arfa Karim Randhawa - Elegy
By: Mohamed Abdikadir (Stanza)
Tribute to Arfa Karim Randhawa – Elegy
Mohamed Abdikadir (Stanza) who is a Somali Poet and author based in Khartoum where he is pursuing Postgraduate studies in Peace and Development Studies mourns for the sudden death of the award-winning Pakistani genius and ...
Wada akhri...
Puntland oo laga qodayo ceel shidaal.
Puntland: (Afdheer) Dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegay in la bilaabay qodista ceel shidaal oo laga bilaabay Dooxada Dharoor ceelka waxaa doqaday shirkad Kanada ah oo lagu magacaabo African Oil.
Ceelka la qodayo waxaa la sheegay in ay ku jiraan 300 milyan foosto oo shidaa ...
Wada akhri...
Cali Khaliif Galeydh: Siilaanyo Isma Hortaagi Karo Qadiyadda SSC(Dhageyso)
Prof. Cali Khaliif Galeydh, ra�iisul-wasaarihii hore ee Soomaalia oo ka mid ah siyaasiyiinta ka qeybgalaya shirka Taleex ayaa si weyn u qaadacay hadalka madaxweynaha Somaliland ee uu ku sheegay in shirka Taleex ay soo abaabuleen koox Qaswadayaal ah.
Prof. Galeydh wuxuu VOA u ...
Wada akhri...
HAMBALYO: Jaaliyadda Dagaanka Soomaalida Ethiopia ee Göteborg
SWEDEN: Jaaliyadda Dagaanka Soomaalida Ethiopia ee ee ku dhaqan magaalada Göteborg ee dalka Sweden ayaa hambalyo u diraya arooska arooska Cabdullaahi Cabdi Colaad iyo aroosadda Khadro Cabdullaahi oo ku aqalgalay magaalada Adhis ababa ee dalka Itoobiya.
Tahniyaddan waxaa diraya ja ...
Wada akhri...
Sheekh Cabdiqani Axmed iyo culimo kaloo Nairobi ku xidhnaa oo la siideynaya
Nairobi (Afdheer) Culimo Soomaaliyeed oo uu ka mid yahay Sheekh Cabdiqani Axmed Aw-Ibraahim oo ka mid ah culimada Soomaalida ugu caansan ee ku nool Xerada Qaxootiga, Xagardheer, oy ciidamada Kenya Xagardheer ka soo qabteen bartamihi bishi ina dhaaftay in muddo ahna su'aalo lagu weydiinayey saldhig q ...
Wada akhri...
|






























