Kismaayo oo guddiyo kala duwan oo sameeyey
Islaamiyiintii qabsaday magaalada Kismaayo ayaa dhawaan ka sameeyay halkaasi Dhawr gudi oo kala duwan
Gudiyadan ayaa ka kooban dhawr oo kala ah :
Gudii loo xilsaaray sidii ay uga soo fikir bixin lahaayeen maamul u samaynta magaalada Kismaayo.
Wada akhri
27.08.
Ethiopia welcomes Olympics stars
Thousands of cheering Ethiopians have lined the streets of the capital, Addis Ababa, to welcome home the country's Olympic gold-medal winning athletes.
Ethiopian PM Meles Zenawi was at the airport to greet the team, led by Kenenisa Bek... Duqa Muqdisho, ahna guddoomiyaha gobolka Banadir, Max'ed Dhere ayaa eedeyn ba'an u jeediyey taliyaha ciidanka Ethiopia ee ku sugan Somalia, isagoo ku eedeeyey inuu si sharci darro ah u xirtay gabar shaqaale ah. Hargeelle: 2008-08-26 (Afdheer) Mashruuca Afder Project ayaa ka howlgalay markii ugu horreysay gobolkaas bilowgii sannadka 2008-da. Mashruucan oo ay maalgaliyaan dadka deegaan... Af- hayeenka Urur diimeedka Al shabaab ayaa qiray inuu yahay wakiilka Soomaaliya ee ururka Al-qaaida iyo hoggaamiyahooda Sh. Osama. Jubbaland: 2008-08-26, (Afdheer) Tixo gabay ah ayuu tiriyey Abwaan Soomaaliyeed qabsashadii Maxaakiimta ee Kismaayo kadib wuxuuna yiri:- ... Cagaarshowgu waa erey xagga caafimaadka loo yaqaano beerka bararsan ee jiran. Hal nooc oo ka mida cagarshowga B waxaa keena jeermiska cudurka dhaliya ee loo yaqaan (virus). Kadib wax ka badan todobaad oo ay socdeen wadahadallo ay Itoobiya dhex-dhexaadinayso, madaxwaynaha iyo ra'iisul wasaaraha is haya ee Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay heshiis ka gaareen khilaafkii siyaasadeed ee u dhexeeyay, kaasoo caqabad ku noqday xasilloonida xukuumad... Bu`aale : 2008-08-26 (Afdheer) Degmada Baardheere waxaa jooga maxaakiimta Koonfurta Soomaaliya ka dagaalama waxaana la sheegayaa inay magaalada soo galeen ciidamo kasoo guuray Faafxadhuun.
Wada akhri
27.08.HEES WADANI AH: Dad bay meeli buktaa ! ! !
Guji ama Riix halkaan)
27.08.M. Dheere oo dhaliilay taliye Ethiopian ah
Wada akhri
27.08.War bixin kooban oo aanu ka diyaarinay mashruuca Afdheer project.
Wada akhri
26.08.Abu Mansuur oo si cad u qirtey inuu ALQAACIDA wakiil uga yahay Soomaaliya (Jariidada Los Angeles)
Wada akhri
26.08.Abwaan Cabdi Ibraahin (Cirjiidh) oo tix Geeraar ah ka tiriyey Kismaayo markii laga saaray Maleyshiyadii hore u haysatay.
Wada akhri
26.08.AQOON Kororsi: Cudurka CAGAARSHOWGA.
Wada akhri
26.08.Madaxda Xukuumadda Federaalk KMG Oo Heshiis Gaaray.
Wada akhri
26.08.Baardheere oo ay ku wada jiraan ciidamada Maxaakiimta iyo Melayshiyada Col. Barre
Wada akhri
26.08.
Shir Sannadeedkii Waamo Releif Organisation oo ka dhacaya Minneapolis USA
26.08.2008.
Baardheere oo ay maanta tageen ciidamo daacad u ah maxaakiimta Koonfurta Soomaaliya.
25.08.2008.
Madaxweynaha iyo Raysul wasaaraha Soomaaliya oo heshiis ku saxeexday Itoobiya..
24.08.2008.
Kismaayo oo la doonayo in loo sameeyo maamul hoos yimaada Maxaakiimta.
24.08.2008.
Ciidamadii laga saaray Kismaayo oo gaaray Gobolka Gedo gaar ahaan Gerilley.
24.08.2008.
Qoraaladii ugu danbeeyey






