Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
  • Wakiilka QM ee Soomaaliya oo ammaanay abniga iyo horumarka ka jira Jubaland.

    Talaado, 23 August 2016 03:56
  • Dhadhaab oo la gaadhsiiyey korontada dalka Kenya.

    Axad, 21 August 2016 18:51
  • Aawey gobolkii j/dhexe ma laga saaray khariidadda Soomaaliya.

    Arbaco, 10 August 2016 03:55
  • Warbixin kooban: Deegaanada Oroma iyo Axmara oo rabshado ka dhaceen

    Talaado, 09 August 2016 04:55
  • Madaxda Soomaaliya oo ku heshiiyey waqtiga doorashada.

    Sabti, 06 August 2016 06:12

Baarlamaanka Soomaaliya oo diiday in goob ganacsi laga dhigo Ex. baarlamaan ...

Baarlamaanka Soomaaliya oo diiday in goob ganacsi laga dhigo Ex. baarlamaan ...Muqdisho  (afdheer) Xildhibaanada Baarlamaanka federaalka dalka Soomaaliya ayaa kulankoodii ay ku ansixiyeen sharciga iibka kusoo daray dood ah in go'aan laga gaaro dhismihii Ex.baarlamaan. Ganacsade Axmadey Abuukar oo ah mulkiilaha Universaltv ayaa la xiriiray guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadi ... Wada akhri...
 

Dowlada Kenya iyo gobolka Gedo.

Dowlada Kenya iyo gobolka Gedo.Nairobi  (afdheer) Shir weyn ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya shirkaas waxaa ka soo qeyb galay wasiirka Wasaarada arrimaha gudaha ee dalka Kenya iyo waxgaradka beel ka mid ah beelaha waaweyn ee maamulka Jubaland. Shirkaas waxaa diiradda lagu saaray sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen ... Wada akhri...
 

Qaybtii 1-aad Shekadii Tahriibkii iyo Tah-lukadii aan galay .W.Q Qareen Khadar Aar.

Qaybtii 1-aad Shekadii Tahriibkii iyo Tah-lukadii aan galay .W.Q Qareen Khadar Aar.Waxaa beryahan danbe si wayn usoo shaacbaxay Maqalka erayga TAHRIIB kaasi oo aad ka maqlayso dhamaan Idacadaha ,Guryaha, Maqaaxiyaha, Wadooyinka iyo meelkasta oo Laba Qof oo Somaliyii ay isugu yimadaan ,iyada oo laga sheekaynaayo dhibatada aan kala joogsiga lahayn ee soo wajahday dhalintii Somaliyee ... Wada akhri...
 

Warbixin: dowlad goboleedka Jubaland

Warbixin: dowlad goboleedka Jubaland Kismaayo  (afdheer) Dowlad goboleedka Jubaland wuxuu heshiis taariikhi ah wada gaareen beel ka mid ah beelaha Jubaland oo in muddooyin ah siyaasiyiin ka mid ah saluugsanaayeen maamulka Kismaayo. Heshiiskaas kadib waxaa lagu guuleystay in gudaha Kismaayo soo galaan 45 askari oo la sheegay inay ka so ... Wada akhri...
 

Yaa leh masuuliyadda boqolaal Soomaali ah oo tarhiib ku dhinta?

(Faallo) Sannadihii la soo dhaafay boqolaal u badan dhalinyara Soomaali ah ayaa ka tarhiibay Soomaaliya, Itoobiya iyo Jabuuti. Dhallinyarada go'aasaday inay tarhiibaan ayaa ubadan qaar dhammeysta dugsi sare ama Jaamacad. Dalka Soomaaliya oo burburay 1991kii ayaanay ka jirin shaqo iyo abni taasoo k ... Wada akhri...
 

Roob ku da'ay Dhoobley gobolka jubbada hoose

Roob ku da'ay Dhoobley gobolka jubbada hoose Dhoobley  (afdheer) Dhoobley iyo nawaaxigeeda waxaa ka da'ay roobab biyo dhigay oo ay ku diirsadeen xoololeydu. Abaaraha ka jirey Soomaaliya ayaa laga cabsi qabay inay waxyeello weyn gaarsiiso xoolo dhaqarada Soomaaliya. Roobka Dhoobley illaa raamo gudaa ka da'ay ayaa lagu soo waramayaa inay ku ... Wada akhri...
 

Madaxweynaha Jubaland oo ku soo laabtay Kismaayo.

Madaxweynaha Jubaland oo ku soo laabtay Kismaayo.Kismaayo  (afdheer) Wafti uu hoggaaminayo madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam " Ahmed-madoobe" ayaa ku soo laabtay Kismaayo kadib markii uu dhamaaday shirkii Muqdisho. Shir ay Xamar ku yeesheen dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka oo looga hadlayey habka doorasho ee dalka Soomaa ... Wada akhri...
 

Buuraha deegaanka Soomalida Itoobiya -VIDEO

Buuraha deegaanka Soomalida Itoobiya -VIDEOBuundo iyo jid laga sameeyey waa qeyb ka mid ah horumarka ka jira dowlad deegaanka Soomaaliya Itoobiya waxaan dhawaan idiin soo gudbin doonaa sawiro biyo qabatimo, biyo xireeno iyo buundooyin laga hirgaliyey dds Itoobiya. Dim lights ... Wada akhri...
 

Madaxweynaha dds Itoobiya oo xarigga ka jaray biyo xidheenka waaji ee degmada Jugjiga.

Madaxweynaha dds Itoobiya oo xarigga ka jaray biyo xidheenka waaji ee degmada Jugjiga.Jigjiga: (Afdheer) Wafti u hogaminayay Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya mudane Cabdi Maxamud Cumar oo ay ka mid ahayeen masuliyinta ugu saraysa dowlad deegaanka, dhamaan maamulada gobolada iyo degmoyinka,  madaxweynaha deegaanka Canfarta mudane Xaaji Seyuum ayaa xadhig ka jaray biyo ... Wada akhri...
 

Mucaaradka Kenya oo ka cabanaya guddiga doorashada.

Nairobi  (afdheer) Mucaaradka dalka Kenya ayaa cabasho banaanbax ku muujinaya diidmadooda ay ku diidan yihiin guddiga doorashada dalka Kenya. Mucaaradku waxay ku doodayaan in guddigu is dabamarin sameeyey doorashadii hore loona baahan yahay in wax laga badalo guddigaas. Raila Odinga waa hoggaamiya ... Wada akhri...
 

Taliyaha Boliiska Kismaayo oo la wareegay xilka- VIDEO

Taliyaha Boliiska Kismaayo oo la wareegay xilka- VIDEOKismaayo (Afdheer) Taliyaha ciidanada Boliiska Kismaayo Col. Xasan Kheyre ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka Saldhigga wuxuuna ka hadlay tababarada ciidanka Boliiska oo ka socda dalka dibadiisa iyo dalka gudahiisa iyo dembiyada u badan Kismaayo oo uu sheegay inay yihiin dhul ama boos la isku heysto ... Wada akhri...
 

Dagaallo ka dhacay xuduudaha Soomaaliya iyo ddsi Itoobiya.

Dagaallo ka dhacay xuduudaha Soomaaliya iyo ddsi Itoobiya.Adis Ababa  (afdheer) Dagaal ayaa saaka ka dhacay xuduudda deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo  dowlad goboleedka Galmudug ee dalka Soomaaliya kadib markii sida la sheegay dagaalka ayaa ka bilowday gudaha xuduudda dhanka dds Itoobiya. Dagaalkaas ayey madaxda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya she ... Wada akhri...
 

140 Itoobiyaan ah oo ay dileen maleyshiyo ree south Sudan ah.

140 Itoobiyaan ah oo ay dileen maleyshiyo ree south Sudan ah.Adis Ababa  (afdheer) Sida ay baahisay dowladda Itoobiya waxaa xadka dalka koonfur Suudaan ka soo gudbay koox maleyshiyo beeleed ah una dhashay qabiilka Murle. Qabiilka Murle ee koonfur Suudaan ayaa la sheegay inay dileen 140 ruux oo Itoobiyaan ah. Koox qabiileedka Murle waxaa ka hor tagay ciidama ... Wada akhri...
 

TARTANKA MADAXDA IYO MAALQABEENADA.W/Q.Qareen /Khadar Aar .

Hoggaamintu waa shay muhiim ah oo aanu ka maarmin Adanahu ,waana mida kaleya ee lagu gaadhi karo horumarka iyo horusocodka arimaha Bulshada ,hadii aad aragto Umad aan lahayn Madax hogaamisa waa umad an jirin.  Hoggaamiyuhu sidiisaba waa kan sameeya jeexana jidka horumarka iyo Hanaan ... Wada akhri...
 

Ku dhawaad 50 askari oo la keenay Kismaayo,

Kismaayo (Afdheer) Ciidama la sheegay inay yihiin ciidamadii Col. Bare Hiiraale ayaa galabta soo gaaray Kismaayo. Qiyaas ku dhow 50 askari oo la sheegay inay degganaayeen duleedka tuulada Goobweyn ee degmada Kismaayo halka lagu magacaabo Sabca asharaaf ayaa la keenay Kismaayo. Heshi ... Wada akhri...
 
TV Afdheer