Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
  • Wararkii ugu dambeeyey jubaland 13 june 2013

    Khamiis, 13 June 2013 07:09
  • Maamulka Jubaland oo sifeynaya Kismaayo.

    Sabti, 08 June 2013 08:44
  • Buugga "The Beaming Blood" ee Abwaan Stanza oo Dhawaan soo Baxaya

    Axad, 02 June 2013 18:36
  • Xaflad ganacsatada Jubaland ee Nairobi ku casuumeen Dr. Faroole -VIDEO

    Sabti, 01 June 2013 19:19
  • Siera Leone troops arrive in Mogadishu to deploy in Kismayo

    Sabti, 01 June 2013 19:08

Khariidadee sax ah?

Khariidadee sax ah?Nairobi (Afdheer) Websitae-yada ayaa soo bandhigay dastuurka jubaland, calanka astaamaha calanka, logada iyo khariidadda saddexda gobol ee Gedo, Jubbada dhexe iyo Gedo. Sida ka muuqata khariidadda gobolka jubbada dhexe waxaa ka muuqata in uusan xuduud la laeheyn Kenya, hadday sax tah ... Wada akhri...
 

Waftigii Punltalnd oo ka dhoofay Kismaayo.

Waftigii Punltalnd oo ka dhoofay Kismaayo.Kismaayo (Afdheer) Wafti balaadhan oo ka yimid Puntland kana soo qeybgalay caleemasaarkii calanka Jubaland ayaa maanta ka dhoofay Kismaayo. Waftiga ayaa intii ay joogeen kulamo muhiim ah la qaatay maamulka iyo waxgaradka jubaland iyagoo ugu hambalyeeyey guusha ay ka gaareen inay u midoobeen dhisma ... Wada akhri...
 

Xildhibaanadii u yimid calan saarka Jubaland state oo ku noqonaya Xamar- VIDEO

Xildhibaanadii u yimid calan saarka Jubaland state oo ku noqonaya Xamar- VIDEOKismaayo (Afdheer) Xildhibaanadii dowladda federaalka Soomaaliya ee ka yimid Muqdisho ayaa la filayaa inay maanta dib ugu laabtaan Muqdisho. Xildhibaanadan ayaa wadahadallo la qaatay maamulka Kmg ah ee jubaland state, Odayaasha dhaqanka ee jubaland, siyaasiyiin iyo waxgarad kale. ... Wada akhri...
 

Terrorists planning Somali attacks, UK government warns

British government warns terrorists in final stages of planning attacks in Mogadishu, following statement by Foreign Office errorists are in the final stages of planning attacks in the Somali capital, Mogadishu, the British government has warned.Concerns about a possible attack were ... Wada akhri...
 

AminArts iyo sawirka maanta

AminArts iyo sawirka maantaAminArts ayaa sawiray sawir gacmeed uu ku cabirayo hab dhaqanka ka socda MARKA xarunta gobolka shabeelaha hoose. ... Wada akhri...
 

Caleemasaarka calanka jubaland iyo wafti -VIDEO

Caleemasaarka calanka jubaland iyo wafti -VIDEOKismaayo (Afdheer) Xaflad laga soo shaqeeyey laguna maamuusayo maalinta calansaarka oo ah astaanka labaad ee uu yeeshay maamul goboleedka jubaland state ayaa bacda salaaddii duhur ka bilaabatay jaamacadda Kismaayo. Munaasabadda calan saarka waxaa kasoo qeybgalay dhammaan ergooyin ... Wada akhri...
 

Col. Xasan Maxamed Nuur (Shaati guduud) oo geeriyooday

Baydhabo (Afdheer) Mid ka mid ahaa qabqablayaashii dagaalka sokeeye ee dalka Soomaalaiya gaar ahaan koonfurta Soomaaliya ayaa la shegayaa inuu ku geeriyooday dalka Jarmalka. Marxuumka ayaa la sheegay inuu xanuunsanaa muddo. Meydkiisa ayaa loo duulin doonaa Soomaaliya gaar ahaan Bay ... Wada akhri...
 

870 ergo oo u codeeyey dastuurka Jubaland state.

870 ergo oo u codeeyey dastuurka Jubaland state.Kismaayo (Afdheer) shirkii maamul u sameynta jubaland state ayaa ka gudbay marxadiidii labbaad una gudbay wajigiisa saddexaad oo noqon doonta doorashada madaxweynaha jubaland state. Dim lights Kulankii maanta ee ergooy ... Wada akhri...
 

Kooxdii Soomaali ugu liidatay ayaa qabsatay Kismaayo sidaas waxaa yiri Odayga beesha Hawiye.

Muqdisho (Afdheer) Sida laga soo xigtay wargays wareysi uu siiyey guddoomiyaha Odayaasha beesha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa weerar afka ah ku qaaday reer jubaland. Xaad wuxuu ku hanjabay inay kala eryi doonaan kuwa ku shiraya Kismaayo, wuxuuna sheegay in aysan aheyn muwaadiniin S ... Wada akhri...
 

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo yimid Adhis Ababa.

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo yimid Adhis Ababa.Adhis Ababa (Afdheer) Madaxweynaha DDS Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar iyo xubno kale ayaa kasoo kicitimay deegaanka Soomaalida Itoobiya waxayna la sheegay inay safar gaaban kusoo gaareen Adhis Ababa. Lama oga ujeedadda safarka Cabdi-iley iyo xubnaha la socda ku yimaadeen Adhis Abab ... Wada akhri...
 

Ra`iisul wasaare Saacid oo ku sugan Adhis Ababa.

Ra`iisul wasaare Saacid oo ku sugan Adhis Ababa. Adhis Ababa - Ra`iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi faarax Shirdoon (Saacid) ayaa booqasho rasmi ah ku tagay dalka Itoobiya waxaana si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Adhis Ababa. Waftiga Ra`iisul wasaaraha ayaa kulamo la leh madaxda dalka Itoobiya, waana markii ugu horreysay e ... Wada akhri...
 

Shirkii Garsoorka oo la soo Xiray.

Shirkii Garsoorka oo la soo Xiray. Muqdisho- Madaxweynaha Somalia Xasan Sheikh Maxamuud ayaa galabta si rasmi ah magaalada Muqdisho ugu soo gabagabeeyey shirweynaha qaranka ee dib u habeynta garsoorka oo socday muddo shan casho ah. Dim lights Shirkan ayaa w ... Wada akhri...
 

Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ka faa`iideystay webiyada...

Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ka faa`iideystay webiyada...Adhis Ababa (Afdheer) Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sannadihii ugu dambeeyey u dhaqaaqay beerashada dhulka hodanka ah ee uu maro webi shabeelle waxaana laga hirgaliyey mashaariic waaweyn dhul badan oo ku teedsan webiga. Deegaanada uu maro webi Shabeelle ayaa laga beeray ... Wada akhri...
 

Ra`iisul wasaareyaal taageeray jubaland state

Ra`iisul wasaareyaal taageeray jubaland stateKismaayo (Afdheer) Ra`iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cumar cabdirashiid oo ku sugan Kismaayo ayaa si weyn u taageeray shirka maaumul u sameynta jubalaan isagoo ka qeybgalay shirweynaha state-ka lagu dhisayo ee ka socda jaamacadda Kismaayo. Dr. Cumar ayaa sheegay in uu x ... Wada akhri...
 

Xildhibaanno yimid Jubaland- VIDEO

Xildhibaanno yimid Jubaland- VIDEOKismaayo (Afdheer) Xildhibaano gaaraya 44 xildhibaan oo ka tirsan dowladda federaalka ah ee dalka Soomaaliya kna soo kicitimay Muqdisho ayaa kasoo dagay garoonka Kismaayo waxaana soo dhaweeyey Maamulka Kmg ah ee jubaland state uuna hoggaaminayey Sheekh Axmed madoobe.   Xildhi ... Wada akhri...
 
TV Afdheer