Guddiga farsamada oo ka hadlay...
... [Wada akhri...]
Ergooyinka jubaland iyo Kismaayo Kismaayo (Afdheer) Inkastoo aysan si rasmi ah war uga soo saarin ergooyinka ku sugan madasha shirka Kismaayo haddana hadal heynta ugu baddan waa magacaabista guddoomiyaha gobolka Gedo.
Sida la ogyahay guddoomiyiha sharciga ah waa Guddoomiye Xuseen Fareey oo ku sugan shirka ka soc ...
Wada akhri...
Madaxweynaha Soomaliya oo ka qeybgalay shirka Garsoorka. Muqdisho (Afdheer) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shekh Maxamuud oo ka weyn galay shirweyne ay kasoo qeybgaleen garsoorka Soomaaliya ayaa sheegay in ruuxa dulmi dareema meesha uu aadayo ee uu u dacwoonayo ay tahay garsoorka ama caddaaladda waxaanan rabnaa in meesha la aadayo ay noqoto garsoorka
S ...
Wada akhri...
Faalo (1)
Uhuru Kenyatta Madaxweynaha Kenya.
Nairobi (Afdheer) Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa xukuntay in uu yahay madaxweynaha dalku Uhuru Kenyatta.
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa sheegtay in uu doorashadii ka dhacaday Kenya uu ku guuleystay Uhuru Kenyatta.
Uhuru ayaa ka mid ahaa rag lala xiriirinayey inay kiciyeen ...
Wada akhri...
Raisul wasaraha Soomaaliya oo booqday Jowhar iyo Garbahaarey. Muqdisho (Afdheer) Ra`iisul wasaaraha Soomaaliya markii uu ka noqday booqashadii Jubaland wuxuu booqday Jowhar xarunta gobolka shabeelaha dhexe isaga iyo wafti uu hoggaaminayey oo ka kooban labada gole ee dowladda Soomaaliya.
Waftiga ra`iisul wasaaraha ayaa si weyn loogu soo dhawe ...
Wada akhri...
Muqdisho iyo Kismaayo oo xiriirkoodu xumaaday.
Muqdisho (Faallo) Booqashadii waftiga ra`iisul wasaare Saacid waxay mugdi galisay kalsoonidii ay u hayeen reer jubaland waxayna farxad galisay oo u riyaaqay reer Muqdisho.
Waxaa Kismaayo laga diiday dhammaan qodobadii ra`iisul wasaaraha looga soo dhiibay Muqdisho waxaana muuqata in ...
Wada akhri...
Governors start off on unequal riding
Source- Daaily Nation
Wednesday, March 27 2013
Governors are the new powerful guys in town. You could see that as they took oath of their offices on Wednesday. They arrived surrounded by guards — those mean-looking bulky men ready to burst in case anyone tries to harm the new Governor.Around the ...
Wada akhri...
Waftiga ra`iisul wasaare Saacid iyo jubaland state oo kala samray. Kismaayo (Afdheer) Waftiga dowladda oo uu hoggaaminayo ra`iisul wasaare Cabdi faarax Shirdoon (Saacid) ayaa booqday isbitaalka gobolka jubbada hoose iyo dekedda magaalada oo aan ka fogeyn Hotelka ay ka degganaayeen waftigu magaalada KIsmaayo booqashada waftiga ra`iisul wasaaraha ayaa ka dabmeysay ka ...
Wada akhri...
Saacid ra`iisul wasaaraha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyey Jubaland
Kismaayo (Afdheer) Wafti uu hoggaaminayo ra`iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa kaso dagay garoonka Kismaayo waxaana loo gudbiyey gudaha magaalada Hotel Tawakal (daartii Makooma).
Kulan muhiim ah ayaa si-wadajir ah u dhaxmaray waftiga dowladda kii maanta yimid iyo wasiiradii sii joo ...
Wada akhri...
|
Ergooyinka Shirka Kismaayo-Video-Hees Kismaayo (Afdheer) Dastuur ka kooban in ka kooban qodobbo badan lagana soo shaqeeyey ayaa loo qeybiyey shalay ergooyinka Shirka waxana mar kale maanta halkiisii kasii socda shirkii maamul u sameynta jubaland.
Shirweynaha Kismaayo ayaa shalay dib u farmay waxaana mar kale dib u furay guddoomiyaha ...
Wada akhri...
Ra`iisul wasaaraha Soomaaliya oo booqday qabrigii jaale Siyaad. Kismaayo (Afdheer) Ra`iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa booqday xarunta gobolka Gedo magaalada Garbahaarey waxaana losoo dhaweeyey si fiican.
Ra`iisul wasaaraha ayaa booqday qabrigii alle ha u naxariistee Jaalle Maxamed Siyaad Barre madaxweynihii dowladda Soomaaliya 1969-1991 _dii.
Waftiga ra`iisu ...
Wada akhri...
British PM congratulates Uhuru
Source- Daily Nation KENYA
Sunday, March 31, 2013
Britain on Saturday appeared to have a change of heart when it congratulated President-elect Uhuru Kenyatta after the Supreme Court upheld his election victory.Prime Minister David Cameron congratulated Mr Kenyatta minutes after the Supreme Court u ...
Wada akhri...
Dastuurka jubalans state oo maanta la ansixinayo. Kismaayo (Afdheer Online) Shirweynaha jubaland state ayaa loo qeybiyey nuqulada waraaqo ay ku qoran yihiin dastuurka lasoo diyaariyey ee la doonayo inuu ku dhaqmo maamul goboleedka jubaland state.
Eryooyinka ayaa marka hore qodob qodob u akhrisan/loogu akhrin doonaa dastuurkan ka ...
Wada akhri...
Jubaland state oo war ka soo saaray kulamadoodii. Kismaayo (Afdheer) Maamulka ku meel gaarka ah ee jubaland state ayaa war ay kasoo saareen shirarkii ay la galeen wafti uu hoggaaminayey ra`iisul wasaare Saacid waxayna ku sheegeen in ay fashilmeen kulamadii ay la galeen dowladda dhexe.
Afhayeenka jubaland state ee mamulka ku-meel gaarka ah Dr. C ...
Wada akhri...
Dowladda Soomaaliya- ciidamada Siralyoon hala geeyo Kismaayo Muqdisho (Afdheer) Dowladda Soomaaliya ayaa AMISOM ku ammartay in ciidamo ka socda dalka Siralyoon oo iman doona dalka 1da bisha Abriil 2013ka la geeyo magaalada Kismaayo oo ay ku sugan yihiin ciidamo AMISOM-Kenya ah.
Dowladda ayaa qabta in ciidamada AMISOM -Kenya ay yihiin ciidamo la safan beel oo ...
Wada akhri...
Warbixin- Shirar ka socda Kismaayo. Kismaayo (Afdheer) Tan iyo markii ay Kismaayo yimaadeen wafti hordhac u ahaa ra`iisul wasaraha Soomaaliya iyo markii uu yimid Kismaayo ra`iisul wasaaraha Soomaaliya waxaa magaaladan ka socday kulamo xiriir ah.
Waftiga dowladda ayaa kulamo la qaatay maamulka kumeel gaarka ah ee jubaland state, guddi ...
Wada akhri...
|