Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
  • Baraawe oo laga dhisay xarunta madaxtooyada DG koonfur galbeed dalka Soomaaliya.

    Isniin, 29 August 2016 04:24
  • Xuduudadda Wajir South iyo Lagdheeraa oo laga wadahadlay.

    Sabti, 27 August 2016 05:02
  • Wakiilka QM ee Soomaaliya oo ammaanay abniga iyo horumarka ka jira Jubaland.

    Talaado, 23 August 2016 03:56
  • Dhadhaab oo la gaadhsiiyey korontada dalka Kenya.

    Axad, 21 August 2016 18:51
  • Aawey gobolkii j/dhexe ma laga saaray khariidadda Soomaaliya.

    Arbaco, 10 August 2016 03:55

Puntland team oo ku guuleystay cayaaraha gobolada Soomaaliya

Muqdisho (afdheer) cayaartoyda puntland iyo jubaland ayaa 90kii daqiiqo ee cayaarta isla dhaafi waayey 1 iyo 1. Cayaarta ayaa lagu daray daqiiqado dheeri ah oo barnardhac ku dhammaaday kadib ayaa la dhigay rigoore 5-4  ku guuleystay kooxda ku cayaareysay magaca dowladda Puntland. Koobka cayaaraha ... Wada akhri...
 

Shacabka Kenya oo 96% taageersan in Qaxootiga Soomaalida lagu celiyo dalkooda.

Shacabka Kenya oo 96% taageersan in Qaxootiga Soomaalida lagu celiyo dalkooda.Nairobi (Afdheer) Ra`yi uruurin la sameeyey ayaa la sheegay in shacabka dalka Kenya saddex meelood laba meelood doonayaan in Qaxootiga Soomaalida loo raro dalkooda Soomaaliya. Taageerada ugu badan ee ra`yi uruurintan ayaa ka imaneysa gobolada bartamaha dalka Kenya halka 36% shacabka ... Wada akhri...
 

Madaxweyne ku xigeenka Jubaland oo xalin khilaaf u tagay Gedo

Madaxweyne ku xigeenka Jubaland oo xalin khilaaf u tagay GedoKismaayo (Afdheer) Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aden iyo xubno isugu jira labada gole ee dowlad goboleedka jubaland kana soo jeeda gobolka Gedo ayaa tagay gobolka Gedo. Waftigan oo isugu jira xubno muxaafidkii hore ee jubaland ka mid ah iyo xubno kooxdii dambe ee la ... Wada akhri...
 

Cayaartoyda Jubaland state oo u gudbay final+ SAWIRO

Cayaartoyda Jubaland state oo u gudbay final+ SAWIRO Muqdisho (Afdheer) Cayaaraha gobolada dalka Soomaaliya waxaa maanta wada cayaaray kooxaha Jubaland iyo Banaadir waxayna guushu raacday kooxda ku cayaareysay magaca Jubaland state kadib markii waqtigii cayaarta loogu talo galay ay ku dhammaatay 0 iyo 0 kadibna loo dhigay rigoore. Rigoore ayey ku ... Wada akhri...
 

Ciidamada Jubaland oo la wareegay tuulooyin udhow Kismaayo

kismaayo (afdheer) Duulaan qorsheysan ayey ciidanada ku sugan Kismaayo ee Soomaalidu oo kaalmo ka helaya ciidamo shisheeye ku qaadeen tuulada Buuloguduud ee degmada Kismaayo halkaas oo la sheegay inay saldhig u tahay Shabaab. Holgalka ciidamada Jubaland fuliyeen ayaa la xaqiijiyey inay ku guuleyste ... Wada akhri...
 

Afhayeenka ONLF oo sheegay in saraakiil lagaga dilay xuduudda Soomaaliya iyo Ogaadeenya.

Afhayeenka ONLF oo sheegay in saraakiil lagaga dilay xuduudda Soomaaliya iyo Ogaadeenya.Afhayeenka Ururka Ogaden national libaration front (Onlf) Cadaani Hirmooge oo wareysi siiyey idaacadda VOA laanta afsoomaaliga ayaa sheegay in dagaallo isdabajoog ah oo dhacay 18. july 2016 Baar-magoog ciidankooda qaar ka mid ah la dilay kuwo la qabtay. "Dagaalo isdabajoog ahaa oo ... Wada akhri...
 

Guddoomiyaha gobolka Gedo oo la magacaabay.

Guddoomiyaha gobolka Gedo oo la magacaabay.Kismaayo (afdheer) Madaxweybaha Jubaland ayaa 16.07.2016 magacaabay guddoomiyaha gobolka Gedo wuxuuna u magacaabay Dr. Maxamed maxamuud Maxamed ( Maxamed dheere). Maxamed-Dheere wuxuu badalayaa guddoomiyihii hore EE gobolka Gedo Mr. Buule. Huddoomiyaha cusub ayaa la sheegay inuu yahay aqoonyahan l ... Wada akhri...
 

Puntland oo sheegtay in xildhibaan Maxamed -canjeex somaliland loo gacangaliyey.

Puntland oo sheegtay in xildhibaan Maxamed -canjeex somaliland loo gacangaliyey.Garoowe (afdheer) Dowladda Puntland ayaa dhaaca ka qaaday in xildhibaan Maxamed Xasan ( canjeex ) oo gurigiisa jooga ay qafaasheen kuwo ay isku deegaan yihiin oo u gacan galiyey Somaliland. Puntland ayaa sheegtay in lagu xadgudbay xoriyadda xildhibaanka. Wasiir ka tirsan Puntland ay ... Wada akhri...
 

Beesha Xawaadle oo dooratay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble

Beesha Xawaadle oo dooratay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble Baledweyne (Afdheer) Beesha Xawaadle ayaa si rasmi ah u dooratay Ugaaskii 20aad oo loo caleemasaaray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble. Dim lights   ... Wada akhri...
 

Warbixin kooban iyo cayaartii maanta Puntland 1 - 0 Shabeele

Warbixin kooban iyo cayaartii maanta Puntland 1 - 0 Shabeele Muqdisho (Afdheer) Cayaaraha gobolada ayaa ka socda caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxaa Shalay wada cayaaray cayaartoydii ku cayaareysay gobolada Jubaland iyo Banaadir waxayna guushu rigoore ku raacday Jubaland. Puntland iyo Shabeele oo maanta wada cayaaray waxayna guushu 1 iyo 0 ... Wada akhri...
 

Ciidamadii Qabsaday Beerxaani Jimcihii Shalay oo Ka baxay.

KISMAAYO — Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamadii maanta la wareegay gacan ku haynta deegaannada Beerxaani, Quddus, Cabdi-Dhoore iyo deegaanno kale ay dib uga soo baxeen, kuwaasoo ku laabtay magaalada Kismaayo. Ciidankan ayaa deegaannadaasi ka soo badbaa ... Wada akhri...
 

Mohamed Abdi Sufi: waxaan ahay musharrax!

Mohamed Abdi Sufi: waxaan ahay musharrax! Waxaan ahay musharax xibnaha Jubaland u matalaya baarlamaanka dowladda dhexe ee Soomaaliya. Magaceyga waa Mohamed Abdi Hussein oo ku magac dheer mohammed Abdi Sufi.  waxaan ku dhashay magaala madaxda Jubada Dhexe ee Bu’aale  ee maamul goboleedka Jubaland sanadki 1970.  Waxbarashaada aasaasiga ah w ... Wada akhri...
 

4 kooxood oo isku soo hadhay tartanka gobolada Soomaaliya.

Muqdisho (afdheer) Tartanka kubadda cagta ee gobolada Soomaaliya uga socda Muqdisho waxaa isku soo hadhay Banaadir, Puntland, Jubaland iyo Shaleele. 22.07.2016 waxaa wada cayaari doona Banaadir iyo Jubaland labadan kooxood waxay saadaashu saaran tahay inay soo bixi doonto kooxda Banaadir oo lagu ar ... Wada akhri...
 

WAREYSI: Prof. Gaandi +VIDEO

WAREYSI: Prof. Gaandi +VIDEOProf. Maxamed Cabdi Gaandi oo ah xubin ka tirsan baarlamaanka dowladda federaalka ah ee dalka Soomaaliya wasiirkii hore ee gaashaandhigga dalka Soomaaliya ahna siyaasi ruug cadaa ah oo ka soo jeeda Koonfurta dalka Soomaaliya ayaa wareysi siiyey SomaliCable-tv weriye Xasan cadde isagoo jooga Nairobi ... Wada akhri...
 

Jubaland 2 - 1 Galmudug.

Muqdisho ( Afdheer ) Shalay waxaa wada cayaaray cayaartoyda dowlad goboleedyada Jubaland iyo Galmudug waxaana 2 iyo 1 ku badiyey Jubaland. Jubaland ayaa kabadbaaday Shalay inay shandadahooda dhabarka soo saartaan oo usoo noqdaan gurigooda Kismaayo maadaama shabeele hore utumeen. koonfur galbeed ay ... Wada akhri...
 
TV Afdheer