Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE
  • Maxkamadda Ciidamada oo saakay afar ruux ku toogatay Baydhabo

    Isniin, 24 April 2017 11:28
  • Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo tagay Baydhabo xarunta DG Koonfur galbeed.

    Axad, 23 April 2017 11:55
  • Baardheere oo laga furay mashaariic la dhammeeyey.

    Axad, 23 April 2017 11:33
  • Garissa governor Nadiif Jaamac oo la kulmaya beelaha Garissa county.

    Jimce, 21 April 2017 22:19
  • Madaxweynaha Jubaland oo booqday garoonka waamo stadium ee Kismaayo.

    Jimce, 21 April 2017 11:00

Xafladda baarlamaanka Jubaland-VIDEO

Xafladda baarlamaanka Jubaland-VIDEOKismaayo (Afdheer) waxaa kasoo qeyb galay wafuud heer sare ah waxaa xusid mudan in madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuiud iyo wafti uu hoggaaminayo kasoo qeyb galay xafladda hambalyada baarlamaanka Jubaland. sidoo kale ay kasoo qeybgaleen wasiirada arrimaha dibadda Itoobiya iyo Kenya. Xa ... Wada akhri...
 

Nairobi iyo Shir lagu taageeray Bakool sare -VIDEO

Nairobi iyo Shir lagu taageeray Bakool sare -VIDEONairobi (Afdheer) Shir ay isugu yimaadeen bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa lagu qabtay Nairobi dalka Kenya. Dim lights Shirkan waxaa lagu taageeray maamulka Bakool sare ee xaruntiisu tahay Ceelbarde. Sababaha keenay in ma ... Wada akhri...
 

Madaxweynaha iyo Kismaayo- VIDEO

Madaxweynaha iyo Kismaayo- VIDEOKismaayo (Afdheer) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada kismaayo . Dim lights Madaxweynaha ayaa shirkii maamul u sameynta gobolada Sha ... Wada akhri...
 

Madaxweynaha Puntland oo xilal cusub magaabay iyo hees cusub -VIDEO

Madaxweynaha Puntland oo xilal cusub magaabay iyo hees cusub -VIDEOMadaxweynaha dowladda Puntland mudane Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa magacaabay xilal cusub oo ay ka mid yihiin Agaasimaha garoonka cusub ee Boosaaso. Agaasimaha qurbajoogta Puntland Xiriiriyaha dowladda Puntland iyo dowladda federaalka iyo xubno kale. Dhanka kale waxaa soo baxday hees c ... Wada akhri...
 

Jaale Siyad Hospital oo laga furay Garbahaareey.

Jaale Siyad Hospital oo laga furay Garbahaareey.Garbahaareey  (afdheer) xarunta gobolka Gedo magaalada Garbahaareey waxaa laga dhisay Isbitaal weyn oo loo bixiyey Jaale Siyaad Hospital. Isbitaalka waxaa hirgaliyey oo dhisay qurbajoogta beesha Sade. Isbitaalku wuxuu ka kooban yahay ku dhawaad 50 qol oo isugu jira jiif, xafiisyo, garaash ambala ... Wada akhri...
 

Hoggaamiye dadkiisu jecel yihiin (sawirka Maanta)

Hoggaamiye dadkiisu jecel yihiin (sawirka Maanta)Madaxda Soomaalida geeska afrika ninka ugu awoodda badan dadkiisuna jecel yihiin wuxuu noqday Mudane Cabdi maxamuud Cumar (Cabdi-Iley) ... Wada akhri...
 

Puntland oo ka guuleysatay-VIDEO

Puntland oo ka guuleysatay-VIDEOGaroowe (Afdheer) Ciidamada daraawiishta Puntland ayaa jilbaha u dhigay dagaalyahanno ku soo duulay waxayna ku jabiyeen dagaallo ay kula galeen xeebaha gobolada Mudug iyo Bari ee dowlad goboleedka Puntland. Dim lights Sida ... Wada akhri...
 

Waftiga ddsi iyo degmada cusub ee Godgod.

Waftiga ddsi iyo degmada cusub ee Godgod.Godgod  (Afdheer) Wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo madaxweyne ku xigeenka ddsi ahna wasiirka waxbaeasgada mudane Mowliid Xayir ayaa soo gaaray degmada cusub ee Godgod gobolka Afdheer. Waftigan oo uu ka mid yahay Maareeyaha Jidadka ddsi mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xasan ayaa ka qeyb galaya xafl ... Wada akhri...
 

Ceelbarde oo lagaga dhawaaqay maamul goboleed.

Ceelbarde oo lagaga dhawaaqay maamul goboleed. Ceelbarde  (afdheer ) Shir ka socday degmada Ceelbarde ayaa maanta lagaga dhawaaqay maamul goboleed ka go'ay koonfur galbeed. Madaxweyne waxaa loo doortay Ahmed Sh. Maxamed Loxos  (Axmed-mashruuc) halka ku xigeen loo doortay Cabdulaahi Sahal Xuseen  (Cabdulaahi nirig). Xildhibaan Maxamed Ism ... Wada akhri...
 

Denmark oo laga taageeray Bakool sare+VIDEO

Denmark oo laga taageeray Bakool sare+VIDEOXaflad lagu taageeray maamulka Bakool sare ayaa lagu qabtay dalka Denmark magaalada Kobenheegan. Dim lights ... Wada akhri...
 

Norway iyo Jaamacadda Kismaayo - VIDEO

Norway  iyo Jaamacadda Kismaayo - VIDEOOslo (Afdheer) Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool Oslo iyo agagaaraheeda ayaa ka soo qeybgalay shir lagu dhageystay warbixinta Jaamacadda Kismaayo (Kismaayo University). Dim lights Cabdulaahi Layli (Cabdullaahi-Kaabe) iyo She ... Wada akhri...
 

Wareysi: Mudane Farah Macallin Dawaara-VIDEO

Wareysi: Mudane Farah Macallin Dawaara-VIDEOKu xigeenkii hore ee afhayeenka baarlamaanka dalka Kenya Mudane Faarax Macallim ayaa wareysi ku cabiray siyaasadda Soomaaliya iyo sida ugu haboon ee ay dib ugu soo laaban karto dowladnimadii Soomaaliya. Dim lights ... Wada akhri...
 

Maareeyaha Dekedda iyo maareeyaha Garoonka Kismaayo oo la magacaabay,

Maareeyaha Dekedda iyo maareeyaha Garoonka Kismaayo oo la magacaabay,Kismaayo  (afdheer) Maamulka Jubbaland ayaa badalay Maareeyihii Dekedda Kismaayo iyadoo lagu badalay xisaabihii Dekedda oo loo dalacsiiyey Maareeye. Maareeyaha cusub ee Dekedda Kismaayo ayaa loo magacaabay Axmed Xaaji Aden. Isla maanta waxaa la badalay Maareeyihii garoonka diyaaradaha ee magaala ... Wada akhri...
 

Wafti ku wajahan Abaaqaroow, Qooxle iyo Godgod-VIDEO

Wafti ku wajahan Abaaqaroow, Qooxle iyo Godgod-VIDEOHargeele (Afdheer) Wafti uu hoggaaminaayo madaxweyne ku xigeenka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ku wajahan xaflado loo sameynayo degmooyinka cusub ee Abaaqaroow, Qooxle iyo Godgod. Mowliid Xayir Xasan madaxweyne ku xigeenka dds, Cabdiraxmaan Maxamed Xasan Jidadka dds, wasi ... Wada akhri...
 

Wafti ddsi iyo deg. Qooxle-SAWIRO

Wafti ddsi iyo deg. Qooxle-SAWIROQooxle  (Afdheer) Wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo madaxweyne ku xigeenka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ahna wasiirka waxbarashada mudane Mowliid Xayir ayaa soo gaaray degmada cusub ee Qooxle. Waftigan oo uu ka mid yahay Maareeyaha Jidadka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya mudane Cab ... Wada akhri...
 
TV Afdheer