Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE
  • Maxkamadda Ciidamada oo saakay afar ruux ku toogatay Baydhabo

    Isniin, 24 April 2017 11:28
  • Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo tagay Baydhabo xarunta DG Koonfur galbeed.

    Axad, 23 April 2017 11:55
  • Baardheere oo laga furay mashaariic la dhammeeyey.

    Axad, 23 April 2017 11:33
  • Garissa governor Nadiif Jaamac oo la kulmaya beelaha Garissa county.

    Jimce, 21 April 2017 22:19
  • Madaxweynaha Jubaland oo booqday garoonka waamo stadium ee Kismaayo.

    Jimce, 21 April 2017 11:00

Ciidamada KG oo la wareegay degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool.

Ciidamada KG oo la wareegay degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool. Baydhabo (Afdheer) Dowlad goboleedka koonfur galbeed dalka Soomaaliya  ayaa sheegay in ciidamadoodu la wareegeen degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool ka dib markii ay ka baxeen ciidamada Itoobiya oo degmadaas joogay lana wareegeen Shabaab ka dib bixitaantii ciidamada Itoobiya. KG ayaa ciidamo tir ... Wada akhri...
 

Kulan casho sharaf lagu taageeray doorashada Soomaaliya oo ka dhacday Norway.

Oslo (afdheer) Qaar ka mid ah jaaliyadda koonfurta dalka Soomaaliya oo casho sharaf isugu yimid ayaa taageeray doorashooyinka ka socda dalka Soomaaliya. Jaaliyadda ayaa taageeray xubnaha laga soo doortay deegaano ka mid ah jubalad iyo koonfur galbeed ee soo galay aqalka Senet-ka iyo aqalka hoose ee ... Wada akhri...
 

Doorashada madaxweynaha Soomaaliya waqtigeeda ayey dhici doontaa ...

Muqdisho (afdheer) Wakiilka qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo u waramay tv cable ayaa sheegay in xilliga loogu talo galay dhici doonto doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Haddii kooramka xildhibaanadu buuxsamaan waa in ay dhacdaa doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Micnaha hadalkan ayaa ... Wada akhri...
 

Donald Trump oo ka guuleystay Hillary clinton.

New York (afdheer) Doorashada Mareykanka oo uu ku guuleystay 276 cod musharrixii xisbiga Jamhuuriga Donald Trump. 3 gobol oo muhiim u ahaa doorashadan waxaa ku guuleystay Donald Trump sidoo kale gobollo kale oo aan la fileynin ayuu codad badan ka helay. Maalqabeenka lagu magacaabo Donald Trump oo ... Wada akhri...
 

Cabdirashid Xidig iyo Xabza Sh. Xuseen Colow oo ku guuleystay baarlamaanka federaalka.

 Cabdirashid Xidig iyo Xabza Sh. Xuseen Colow oo  ku guuleystay baarlamaanka federaalka.   Kusmaayo ( afdheer) Ergada beesha Muqaabul oo u codeeyey saddex musharrax waxay cod aqlabiyad leh siiyeen Mudane Cabdirashiid Maxamed Xidig oo helay 37 cod 51dii cod ee beesha. Cabdirashiid Xiddig waa shaqsi karti leh oo laga qadariyo Jubaland iyo Soomaali guud ahaan. Xildhibaanad Xamze Sheekh Xus ... Wada akhri...
 

Roob mahiigaan ah oo da'ay Garissa.

Roob mahiigaan ah oo da'ay Garissa.Garissa (Afdheer) Xarunta Garissa County magaalada Garissa waxaa ka da'ay roob aad u weyn oo biyo badan. Roobkan ayaa magaalada dhanka webiga Tana river biyihiisa u socdaan dhax maray watooyinka ama jidadka magaalada wuxuuna waxyeelo ballaadhan gaarsiiyey dhismihii jidadka iyo qaar ka mida bakhaara ... Wada akhri...
 

Abwaan Daahir Cali Nuur oo indhabeelay kuna cabiraya gabay (weriyey: Xareed Daahir Cali Nuur)

1986dii ayaa Abwaan Daahir Cali Nuur indha beelay wiilkiisa Xareed Daahir Cali Nuur ayuu la hadlay wuxuuna yiri: Cimri dheerarkiyo ceebtu waa cayn walaalo ahe midna caafimaad maleh hadday kugu cadaadaane cuduudaha waxaan laabi jirey calallo weeyaa ... Wada akhri...
 

Itoobiya oo ciidamadeeda aan aheyn AMISOM kala baxeysa Soomaaliya

Itoobiya oo ciidamadeeda aan aheyn AMISOM kala baxeysa Soomaaliya Muqdisho (Afdheer) Dowladda Itoobiya ayaa si rasmi ah u faafisay in ay ciidamadeeda ka tirsan kuwa AMISOM ay sii joogi doonaan dalka Soomaaliya laakiin ay kala baxayaan ciidamada aan ka tirsaneyn kuwa AMISOM. Itoobiya ayaa sheegtay in ay hadda kala baxeen deegaano ka tirsan gobolka ... Wada akhri...
 

Cabdifataax Carte oo u sharraxan guddoomiyaha gobolka j/dhexe.

Cabdifataax Carte oo u sharraxan guddoomiyaha gobolka j/dhexe. (Afdheer) Cabdiftaax Carte Cali oo ku nool dalka Norway ayaa shalay si rami ah u shaaciyey inuu doonayo xilka guddoomiyaha gobolka jubbada dhexe ee dowlad goboleedka Jubaland in loo magacaabo. Cabdifataax Carte wuxuu waxbarashadiisa ku qaatay Soomaaliya gaar ahaan Jubaland wuxuuna u sharraxan yah ... Wada akhri...
 

VIDEO: Prof. Gaandi oo beeshiisu u doorteen xildhibaan federaal.

VIDEO: Prof. Gaandi oo beeshiisu u doorteen xildhibaan federaal.Kismaayo (afdheer) Prof. Maxamed Cabdi Gaandi ayaa mar labaad loo doortay aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya doorasho ka dhacday Kismaayo. Prof. Gaandi oo ka mid ahaa xubnihii u tartamay aqalka sare ayaa lagaga guuleystay kursiga aqalka sare. D ... Wada akhri...
 

Wasiir Geele oo loo doortay xildhibaan dowladda federaalka Soomaaliya

Wasiir Geele oo loo doortay xildhibaan dowladda federaalka Soomaaliya Baydhabo (afdheer) Wasiirka boostada iyo isgaarsiinta Soomaaliya Mudane Maxamed Jaamac Mursal (Geele) ayaa saaka doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka ku doorteen beeshiisu (Ogaadeen/Ciwlyagan) cod aqlabiyad leh.   Kursiga waxaa ku tartamay musharrixiin jifo hoose ah wasiir Geel ... Wada akhri...
 

Cabduwahaab Ugaas Xuseen oo loo doortay xildhibaan federaal

Cabduwahaab Ugaas Xuseen oo loo doortay xildhibaan federaalBaydhabo (afdheer) Xildhibaan Cabduwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa mar labaad cod aqlabiyad leh beeshiisu siiyeen codkooda doorashadaas oo ka dhacday Baydhabo saaka. Ma jirin cid la tartantay Xildhibaan Cabduwahaab waxaana beeshiisa ka sharraxnaa isaga oo kaliya kadib markii ay u tanaasus ... Wada akhri...
 

Shariif Xasan Madaxweynaha KG state Soomaaliya oo madaxweyne isku sharraxay

Shariif Xasan Madaxweynaha KG state Soomaaliya oo madaxweyne isku sharraxayBaydhabo (afdheer) Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Shariif Xasan Sh. Aden ayaa si rasmi ah u shaaciyey inuu isku isku sharraxayo xilka Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya. Shariif Xasan ayaa hortagay aqalka baarlamaanka koonfur galbeed wuxuuna weydiustay in ay u ogolaadaan inuu isu ... Wada akhri...
 

Xildhibaanadii hore ee beesha Absame ugu jirey dowladda federaalka Soomaaliya .....

Xildhibaanadii hore ee beesha Absame ugu jirey dowladda federaalka Soomaaliya .....Kismaayo ( afdheer ) Xildhibaanadii beesha Absame ugu jirey dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo ka koobnaa 12 xildhibaan ayaa la sheegay inay waayi doonaan xildhibaanadii intooda badan. Qiyaas 3 xildhibaan ayaa la filayaa inay dib ugu soo laaban doonaan aqalka baarlamaanka federaalka Soomaliya. ... Wada akhri...
 

Wariye Ilhaan oo booqatay iskuulka gabdhaha ee Baydhabo

Wariye Ilhaan oo booqatay iskuulka gabdhaha ee BaydhaboBaydhabo (Afdheer) Magaalada Baydhabo waxaa ka jira iskuul ay dhigtaan gabdhaha oo la yiraahdo CABDALLA DEEROOW iskuulkaas waxaa booqatay wariye Ilhaan oo ka mid ah shaqaalaha Jubaland TV oo ku sugan Baydhabao xarunta ku meel gaarka ah ee dowlad goboleedka koonfur galbeed dalka Soomaaliya. {jcomment ... Wada akhri...
 
TV Afdheer