Guddiga farsamada oo ka hadlay...
... [Wada akhri...]
Somali court to hear journalist's appeal
Court of appeals to hear case of journalist and woman he interviewed who alleged that government forces raped her.A Somali court of appeals is due to hear the case of a journalist and a woman he interviewed who alleged that government forces had raped her.Both journalist Abdiaziz Abdinur Ibrahim and ...
Wada akhri...
Dood ku saabsan mamul u sameynta Jubaland State- VIDEO Doodan oo dhax martay Afhayeenka maamulka ku meel gaadhka ah ee Jubaland State ahna madaxa arrimaha bulshada ee maamulkaas Dr. Cabdinaasir Seeraar iyo Ibraahim M Ebrow wasiir hore oo Soomaaliya.
Dim lights
Afhayeenka maamul ...
Wada akhri...
Ergooyinka Jubaland iyo qaabka loo qeysaday Kismaayo (Afdheer) Magaalada Kismaayo waxaa si xowli ah uga socda sidii looga faa`iideysan lahaa waqtiga yar ee ka dhiman xilliga lagu wado inuu qabsoomo shirweynaha maamul u sameynta Jubaland State.
Sida muddo hore la shaaciyey waxaa jirey tiro go`an oo gobol waliba loo shorsheeyey ruuxii aan xasu ...
Wada akhri...
Dagaal ka dhacay duleedka Baydhabo. Baydhabo -Afdheer_ Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ayaa si wadajir ah u weeraray fadhiisino ay Shabaab ku lahaayeen deeggaanno u dhow magaalada Baydhabo wararku waxay sheegayaan in ciidamadadu la wareegeen fadhiisinadii shabaab ku lahaayeen halkaas.
Dhowr tuulo oo be ...
Wada akhri...
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo tagay Jig-jiga iyo TV-ga Itoobiya oo ka hadlay Jubaland State - VIDEO Jig-jiga (Afdheer) Guddoomiyaha baarlamaanka dalka Soomaaliya Maxamed Cusmaan (Jawaari) iyo madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Wiil_Waal Airport magaalada Jigjiga.
Waftigan ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey xarunta ...
Wada akhri...
Codeyn ay uruurisay Afdheer.com - Dowlad deegaanka Somalida Itoobiya... Codeyn boggan lagu soo daabacay bilowgii Janaayo 2013 ayey dadka codkoodu ka dhiibanayeen in dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya sannadihii ugu dambeeyey sameeyeen horumar iyo in kale.
Akhristayaasha ayaa saddex meelood laba meelood u codeeyey in horumar laga gaadhay dowlad deggaanka Soomaalida It ...
Wada akhri...
GEERI- Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ( Gacamey) oo lagu dilay Garoowe. Garoowe (Afdheer) Inaa lillaah wa-innaa iliyhi rraajicuun Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo ka mid ahaa culimada waweyn ee dalka Soomaaliya gaar ahaan Puntland ayaa la sheegay lagu dilay Masjidka Bader ee magaalada Garoowe.
Sheekha ayaa la sheegay inuu dilay nin hubeysan isla goobta la ...
Wada akhri...
Xagey tagayaan ergooyinka gobolka jubbada dhexe? Nairobi (Afdheer) Waxaa lasoo gabagabeeyey qorshihii dhidibada loogu taagi lahaa maamul goboleedka jubaland State waxaana billaabanaya sidii ay ergooyinka saddexda gobol u tagi lahaayeen Kismaayo xarunta gobolka jubbada hoose.
Gobolka Gedo iyo Gobolka jubbada hoose ayey ergooyinku a ...
Wada akhri...
|
Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo booqashadii Afhayeen baarlamaanka Soomaaliya- VIDEO Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa lagu qabtay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Jigjiga waxaana kulankaas ka dadlay madaxweynaha DDS Itoobiya iyo Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya.
Dim lights
Waxaan aad uga xumaaday markii aa ...
Wada akhri...
Warkii 18.02.2013 ka baxay Universaltv. Wararka waxaa kamid ah guddoomiyaha baarlamaanka oo booqday jaamacadda magaalada Jigjiga, Maamulka ku-meel-gaadhka ah ee jubaland oo shir jaraa`id qabtay iyo warar kale.
Dim lights
...
Wada akhri...
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo booqday Jigjiga University
Jigjiga (Afdheer) Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari oo maalmahan booqasho ku jooga Itoobiya ayaa maanta booqday Jigjiga University isagoo kulamo la qaatay kuliyadaha caafimaadka iyo kuwo kale.
Jawaari ayey ardaydu usoo dhaweeyeen si heer sare ah waxayna u qaadeen heesta ...
Wada akhri...
Horumarinta Dumarka-VIDEO -Barnaamij ku saabsan wacyi galinta Gabdhha waxaa lagjarro ka jeedinaya gabdho Soomaaliyeed dhageyso oo ku dhaqan.
Dim lights
-DOORKA HAWEENKA -Barnaamij aqoon kororsi ah oo Somali channel usoo tabiyey dadweynaha gaar ahaan ...
Wada akhri...
Wararka maanta Axad 17. Feb. 2013 Garissa (Afdheer) Xalay qiyaastii saddex saac oo fiidnimo ayaa magaalada Garissa inta badan laga maqlay qarrax weyn waxana goobtii laga maqlay qarraxaas oo aheyd fagaaraha Garissa primary School lagu arkay nin la sheegay inuu ahaa kii dhigayey miinada oo jirkiisu googo`ay.
Qarraxan ayay masuuliyiin ...
Wada akhri...
GEERI- Sheikh maxamed Haye oo ku geeriyooday Nairobi. Nairobi (Afdheer) Innaa lillaah wa-innaa ileyhi rraajicuun! Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Nairobi ku geeriyooday Sheekh Maxamed Haye oo ka mid ahaa Odayaasha ugu caansan deegaanada Koonfurta Soomaaliya.
Marxuumka ayaa ka mid ahaa culimada iyo Odayaasha sida weyn looga qadari ...
Wada akhri...
VIDEO- wararkii ugu xiisaha badnaa maalmahan: Boggan waxaanu idiinku soo koobnay wararkii ugu xiisaha badnaa maalmahan oo muuqaal ah daawasho wacan:
Muuqaalka koowaad waa dood dhax martay musharrixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha dalka Kenya -
Presidential candidates face off in live debate [FULL VIDEO]
...
Wada akhri...
|