Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
  • Wararkii ugu dambeeyey jubaland 13 june 2013

    Khamiis, 13 June 2013 07:09
  • Maamulka Jubaland oo sifeynaya Kismaayo.

    Sabti, 08 June 2013 08:44
  • Buugga "The Beaming Blood" ee Abwaan Stanza oo Dhawaan soo Baxaya

    Axad, 02 June 2013 18:36
  • Xaflad ganacsatada Jubaland ee Nairobi ku casuumeen Dr. Faroole -VIDEO

    Sabti, 01 June 2013 19:19
  • Siera Leone troops arrive in Mogadishu to deploy in Kismayo

    Sabti, 01 June 2013 19:08

Maamulka Jubaland iyo shacabka oo doonaya inay difaacaan Jubaland.

Maamulka Jubaland iyo shacabka oo doonaya inay difaacaan Jubaland.Kismaayo (Afdheer) Kulan muhiim ah ayey saaka qaateen madaxda sare ee maamulka Jubaland lama oga wixii kasoo baxay waxaase la arkayey dhammaan madaxda ku sugan Kismaayo oo ku labisan TUUTE iyo ciidanka Jubaland oo la diyaariyey ciidan iyo gaadiidba. Wararka qaar ayaa sheegaya in ay goosteen madaxda ... Wada akhri...
 

Ciidamada nabad illaalinta dalka SIRAALYOON oo ku wajahexan jubbada dhexe.

Dhoobley (Afdheer) Ciidamada AMISOM-Siraalyoon ayaa gudaha u galay koonfurta Soomaaliya gaar ahaaan gobollada jubbooyinka Soomaaliya ciidamadan oo taliskoodu yahay Kismaayo ayaa gaaray tuulo ka tirsan degmada Afmadow ee gobolka jubbada hoose. Ciidamada Siralyon oo ah hal cutub ayaa kamid noqday cii ... Wada akhri...
 

Itoobiya oo shaacisay mowqifkeeda Jubaland.

Itoobiya oo shaacisay mowqifkeeda Jubaland.Kismaayo (Afdheer) Afhayeenka dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in aysan lug ku lahayn howlaha ka socda Soomaaliya Kismaayana aysan u joogin dad musharrixiin ah ma jiraan mushariix gaar ah oo aan leenahay ama dad naga jooga Kismaayo wax kasta oo ka dhacaya Kismaayo waa inay ku lug yeeshaan Soomaalidu. ... Wada akhri...
 

Jubaland waa maamul goboleed rasmi ah+ Gabay VIDEO

Jubaland waa maamul goboleed rasmi ah+ Gabay VIDEOKismaayo (Afdheer) Kadib doorashadii madaxweynaha jubaland waxaa dal iyo dibad laga taageeray maamul goboleedka cusub ee laga unkay gobolada Koonfureed ee dalka Soomaaliya gaar ahaan saddexda gobol ee jubaland. Magaalada Kismaayo ayaa si weyn looga taageeray magacaabistii madaxweyna ... Wada akhri...
 

Madaxweynaha Jubaland state Sheekh Axmed Madoobe oo la kulmay saraakiisha AMISOM-Kenya.

Madaxweynaha Jubaland state Sheekh Axmed Madoobe oo la kulmay saraakiisha AMISOM-Kenya.Kismaayo (Afdheer) Madaxweynaha la doortay Sheekh Axmed Maxamed (Axmed - Madoobe ) ayaa kulan la qaatay sarakiisha AMISOM Kenya ee ku sugan magalada Kismaayo waxayna ka wadahadleen sidii loo adkeyn lahaa abniga state-k a iyo qodobo kale. Madaxweynaha waxaa kulankaas ku weheliyey m ... Wada akhri...
 

Puntland oo taageertay maamul goboleedka Jubaland,

Puntland oo taageertay maamul goboleedka Jubaland,Puntland (Afdheer) Madaxweynaha Puntland Mr. Cabdiraxmaan Faroole ayaa taageeray doorashada ka dhacday Kismaayo laguna doortay Madaxweynaha cusub ee Jubaland state. Wuxuu sheegay in ay niyad jab ku tahay cid walba oo diidaneyd in ay nabadi ka dhacdo Jubaland iyo Soomaaliya. Caalamk ... Wada akhri...
 

Drive Vision 2030, President Uhuru Kenyatta tells Cabinet

Drive Vision 2030, President Uhuru Kenyatta tells CabinetPresident Uhuru Kenyatta has told Cabinet to drive the realisation of Vision 2030 and make Kenya competitive globally. President Kenyatta said the newly appointed Cabinet Secretaries should get down to work and serve Kenyans diligently. "Kenyans are no longer willing to wait and lis ... Wada akhri...
 

Doorashadii madaxweynaha Jubaland state oo socota....

Doorashadii madaxweynaha Jubaland state oo socota....Kismaayo (Afdheer) Ergooyinkii la siiyey kaararka ayaa lageeyey garoonka diyaaradaha ee Kismaayo waxayna maanta noqotay maalintii doorashadu dhacaysay doorashada ayaa la sheegay inay tahay nooca gacan taagga. Garoonka waxaa ku sugan howlwadeenadii 6da guddi ee maamul u sameynt ... Wada akhri...
 

Maamulka Jubaland state oo fariin digniin ah u diray qaswadayaasha-VEDIO

Maamulka Jubaland state oo fariin digniin ah u diray qaswadayaasha-VEDIOKismaayo (Afdheer) Madaxweynaha Jubaland Sh. Axmed-madoobe ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyey faragalin ay dowladda Soomaaliya ku haysay maamul goboleedka Jubaland haddana sii wado wuxuuna dowladda ku eedeeyey inaysan nabad ka shaqeynaynin Kismaayana usoo dirtay dad qaswadayaal ah. ... Wada akhri...
 

Ciidamada Kililka 5aad oo dagaal la galay Shabaab.

Ciidamada Kililka 5aad oo dagaal la galay Shabaab.Ceelbarde (Afdheer) ciidamada dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya ee ku sugan deegaanada udhow xuduudda Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa lagu soo warramayaa in ay dagaal la galeen Maleyshiyo ka tirsan kooxda Shabaab deegaano hoos yimaada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo xuduud la leh degmada Bal ... Wada akhri...
 

Xildhibaanada Jubaland state oo la xulayo maanta.

Kismaay0 (Afdheer) Doorashadii madaxweynaha Jubaland kadib waxaa loo gudbay soo xulistii xildhibaanada jubaland state oo lagu wado in beel waliba beri soo gudbiso. Jifi jifo ayaa loo qeybsaday xilddhibaanada waxaana loo fadhiyaa maaanta sidii loo magacaabi lahaa xubnihii ay jifo wal ... Wada akhri...
 

Wafti ka socda dowladda federaalka Soomaaliya oo weli kismaayo ku sugan.

Wafti ka socda dowladda federaalka Soomaaliya oo weli kismaayo ku sugan. Kismaayo (Afdheer) Wafti oo ka kooban labada gole e dowladda Soomaaliya ayaa shalay soo gaaray Kismaayo waxaa loo gudbiyey Hotel ay seexdaan mana jiro cid la kulantay weli. Wadadda u furan waftigan waa hal waddo oo ah inay la kulmaan madaxweynaha Jubaland state Sheekh Axmed-madoob ... Wada akhri...
 

Col. barre Hiiraale oo aqalkiisa ka wada abaabul colaadeed.

Kismaayo (Afdheer) Col. Barre Hiiraale oo kamid ahaa hoggaamiye kooxeedyadii Soomaaliya marna noqday wasiirkii gaashaandhigga dowladii Kmg aheyd ayaa aqalkiisa kaga dhawaaqay inuu yahay Madaxweynaha Jubaland shalay kadib markii la doortay Axmed-madoobe15.Mey 2013. wareysi uu siiyey ... Wada akhri...
 

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islam...

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islam... Kismaayo (Afdheer) Maanta waxaa cod gacantaag ah oo aqlibiyad leh ergooyinka ubaland u doorteen Axmed Maxamed Islam (Sh. Axmed-Madoobe) waxaana la tartamay 2 musharrax oo kale oo uu kaga adkaaday cod aqlibiyad leh. Dadka ku nool Kismaayo ayaa doorashda kadib muujiyey damaashad iy ... Wada akhri...
 

Axmed Sheekh Maxamed (Axmed Madoobe ) oo la filayo inuu ku guuleystay madaxweynaha Juabaland.

Axmed Sheekh Maxamed (Axmed Madoobe ) oo la filayo inuu ku guuleystay madaxweynaha Juabaland.Kismaayo (Afdheer) Waxaa la soo gabagabeeyey codbixintii warar hordhac ah ayaa sheegaya inuu madaxweynaha Jubaland state loo doortay Axmed Sheekh Maxamed (Axmed Madoobe) oo ahaa madaxii maamulkii hore ee Kmg ahaa ee kana tlinayey magaalada Kismaayo. Natiijadda hordhaca ah ayaa ah ... Wada akhri...
 
TV Afdheer