Guddiga farsamada oo ka hadlay...
... [Wada akhri...]
Somaliland: Hawadeena Muqdisho lagama maamulayo Maamulka Somaliland ayaa Qaramada Midoobay ku eedeyay go’aanka ay maamulka hawada Soomaaliya ugu wareejisay dowladda federaalka ah kaddib 20 sano oo uu Barnaamijka Horumarinta u qaabilsan Qaramada Midoobay ka maamulayay Nairobi. Wasiirka duulista iyo hawada ee maamulka Somaliland, Ma ...
Wada akhri...
isgaarsiintii Kismaayo oo hawada ka maqan.
Kismaayo (Afdheer) Isgaarsiinta magaalada ayaa hawada ka maqan waxaana ka socday magaalada olole lagu talo jirey in maanta (Talaado) galinka dambe ay bilaaban doonto doorashada madaxweynaha Jubaland si makhribnimada isla maanta ay u gabagabowdo.
Warar kale oo ay baahiyeen saxaafadd ...
Wada akhri...
Ergada shirka Kismaayo oo kaarar aqoonsi ah loo sameynayo. Kismaayo (Afdheer) Ergooyibnka dooranaya madaxweynaha Jubaland state ee ku sugan xarunta gobolka jubbada hoose magaalada Kismaayo ayaa maanta illaa caawa loo sameynayaa karar aqoonsi ah oo sawir leh.
Ergooyinka ayaa la diyaariyey beel kasta qeybtii ay ka heshay ergooyinka shirwey ...
Wada akhri...
Up to 3,000 African peacekeepers killed in Somalia since 2007: U.N.
Source- Reuters
Friday, May 10, 2013
As many as 3,000 African Union peacekeepers have been killed in Somalia in recent years in an attempt to end an Islamist insurgency and bring stability to the Horn of Africa nation, a senior U.N. official said on Thursday. "I want to pay tribut ...
Wada akhri...
Shirkii London iyo Soomaaliya.
London (Afdheer) Shirka dowladda Ingiriisku isugu yeertay dowlado gaarayey 54 dowladood, hay`ado caalami ah, QM iyo Midowga Afrika laguna taageerayey Soomaaliya wuxuu ahaa shir muhiim u ah guud ahaan Soomaaliya.
Shirkan waxaa lagu soo qaaday dhaqaalaha, nabadgaliyada iyo caddaaladda waxaana Sooma ...
Wada akhri...
Roobab mahiigaan ah oo joojiyey isu socodkii gaadiidka jubbooyinka iyo W-bari Kenya.
LIBOI (Afdheer) Roobab waaweyn ayaa ka da`ay jubbooyinka Soomaaliya iyo gobolka waqooyi bari dalka Kenya gaar ahaan nawaaxiga Garissa.
Roobabkan ayaa keenay jid xidhan waxaana joogsaday gabi ahaanba safaradii gaadiidka oo la socon waayey roobabka awgeed.
Maciishadda ayaa laga cabs ...
Wada akhri...
Shabaab iyo Dhoobley. Dhoobley ( Afdheer ) Koox ka tirsan Shabaab ayaa waarar gaadmo ah xalay saq dhexe ku qaaday saldhigga Boliiska magaalada Dhoobley ilo xog ogaal ah ayaa sheegay in waararkaas ay shabaab ku dileen 2 askari.
Lama oga xaqiiq ku saabsan wixii laga dilay shabaab ama laga dhawacay mana ji ...
Wada akhri...
Xildhibaanada Digil iyo Mirifle oo sheegay inay fadhi uga soo kaceen Madaxweynaha Muqdisho.
Muqdisho (Afdheer) Xildhibaanno tiradoodu gaareyso 50 xildhibaan ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya iyo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya waxayna ka wadahadlayeen qeybtii ay beeshan ku laheyd dowladda Soomaaliya.
"Maadaama nidaamka ay dowladdani ku dhisan tahay uu yahay nidaam 4.5 a ...
Wada akhri...
|
Somalia roots for central system of governance
SOURCE- StandardTuesday, May 14, 2013
Somalia is pushing ahead with the formation of a central government against attempts by Kenya and Ethiopia to have a devolved system.According to IHS Jane’s Defence Weekly, the move threatens to derail the peace process in the horn of Africa as ...
Wada akhri...
Guddiga doorashada madaxweynaha iyo ergooyinku waa diyaar. Kismayo (Afdheer) Waxaa lagu guuleystay in la xareeyo dhammaan ergooyinka saddexda gobol ee Jubaland waxaa socota habeynta iyo u diyaar garoowga doorasha muhiim ah oo ka dhici doonta Kismaayo wiiggan gudahiisa.
Waxaa garoonka diyaaradaha yaalla sanaadiiqdii lagu coddeyn lahaa oo ...
Wada akhri...
Diyaarad ka timid Xamar oo hawada Kismayo laga celiyey. Kismaayo (Afdheer) Diyaarad nooca rakaabka qaada ah ayaa la sheegay in maanta laga celiyey garoonka magaalada Kismaayo maadaama uu weli xiran yahay garoobka diyaaradaha ee Kismaayo.
Diyaaraddan ayaa la sheegay inay waday dad rakaab ah in kastoo sida la sheegay aan lasoo wargalin ...
Wada akhri...
Warbixin kooban oo ku saabsan Kismaayo. Kismaayo (Afdheer) Magaalada Kismaayo waxaa muddo todobaad ah ka socday habeynta ciidamada ku sugan magaalada waxaana la habeeyey oo dib u dhisid lagu sameeyey ciidamada ku sugan magaalada.
Ciidamada ayaa loo raray laba aag oo kala ah jidka laamiga ah ee u baxa jahada Jilib oo ciidamada lagu ama ...
Wada akhri...
Shirkii London oo furmay
LONDON- Shir looga ku saabsan Soomaaliya ayaa ka furmay dalka Ingiriiska magaalada London waxaa ka qeybgalaya 58 doladood, hay`ado caalami ah, midowga Afrika iyo QM. Sii Akhri Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaano ka tirsan gobolka Bakool. Yeed (Afdheer) Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Bakool oo ay caawiyaan ciidamada Itoobiya ayaa guullo ka sheegtay dagaallo ay la galeen meleyshiyada Shabaab oo ka dhacay gobolkaas.
degmooyinka Yeed, Ato iyo Ceelbarde ayaa hore gacanta dowladda ugu jirey waxaana lag ...
Wada akhri...
Deadly explosion strikes Somali capital
AljazeeraSunday, May 05, 2013
At least 11 people killed in Mogadishu as bomber rams car laden with explosives into convoy carrying Qatari officials.A powerful blast has struck the commercial and administrative district of the Somali capital, Mogadishu, sending a plume of black smoke into the sky an ...
Wada akhri...
|