Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
  • Madaxweynaha Jubaland oo lagu soo dhaweeyey wiilwaal Airport ee Jigjiga.

    Khamiis, 28 April 2016 11:19
  • Madaxweynaha Jubaland oo Adis Ababa soo gaaray una gudbaya Jigjiga.

    Arbaco, 27 April 2016 18:08
  • HAMBALYO AROOS: Maxamed Ibraahim iyo Umeyma Mukhtaar oo ku aqal galay Garissa.

    Arbaco, 27 April 2016 17:50
  • Baarlamaanka Soomaaliya oo diiday in goob ganacsi laga dhigo Ex. baarlamaan ...

    Arbaco, 27 April 2016 09:40
  • Madaxweynaha dds Itoobiya oo xarigga ka jaray biyo xidheenka waaji ee degmada Jugjiga.

    Talaado, 26 April 2016 20:14

Shirkii Kismaayo oo baaqay iyo madaxweynaha Jubaland oo aaday Dhoobley

Kismaayo,  afdheer - shir la sugayey in maanta lagu soo gabagabeeyo Kismaayo ayaa baaqday. Sababta baaqashada Shirka ayaa la hadal hayaa siyaabo kala duwan. Shirka ayaa la aaminsan yahay inuu u baaqday madaxweynaha Jubaland oo aaday Dhoobley si loo qalabeeyo ciidan cusub oo in muddo ah sugayey in ... Wada akhri...
 

Gaadiid dagaal iyo saanad meleteri oo Xuddur soo gaaray iyo Safiiro la magacaabay.

Xuddur  (afdheer) Magaalada Xuddur waxaa soo gaaray 7 baabuur oo isugu jira kuwo dagaal, Booyad iyo Ambalaas. Qeybta 60 aad ee Baydhabo ayaa baabuurtan iyo saanad meleteri soo gaarsiiyey gaaska Xuddur ee gobolka bakool. Saraakiisha gaadiidkaas wareejiyey ayaa kula dardaarmay saraakiisha Xuddur ina ... Wada akhri...
 

Dhadhaab:Ilmahaanagu ma heystaan sharciga Kenya.

Dhadhaab:Ilmahaanagu ma heystaan sharciga Kenya.Dhadhaab (Afdheer) Markii ay badatay cabashadii dadka reer Kenya gaar ahaan degmada Dhadhaab ayaa waxaa degmadaas gaaray laba guddi oo ka tirsan aqalka baarlamaanka dalka Kenya guddiyadaas oo kala ah guddiga xuquuqul insaanka iyo guddiga nabad-galiyada. Guddiyadan ayaa indha-indheyn doona dadka k ... Wada akhri...
 

Ugaas Cumar Xiireey wax Ummad u dhaxeeya markaan arki weynay ayaan Xamar ka soo noqonay.

Ugaas Cumar Xiireey wax Ummad u dhaxeeya markaan arki weynay ayaan Xamar ka soo noqonay.Kismaayo  (afdheer) Wafti uu hoggaaminayo guddoomiyaha gobolka j/dhexe Cabdirashid Jire Qalinle ayaa dib ugu soo laabtay Kismaayo kadib markii ay ka soo xanaaqeen shir maamul goboleedyada uga socday Xamar. Guddoomiye Cabdirashid Jire ayaa sheegay inay ka soo tageen shirkaas kadib markii ay ku qan ... Wada akhri...
 

Dowladda Puntland oo sheegtay inay guulo ka gaartay dagaalka ay kula jirto argagixisada

Dowladda Puntland oo sheegtay inay guulo ka gaartay dagaalka ay kula jirto argagixisada Garoowe  (afdheer) Ma jirto xog aan aheyn warsaxaafadeedka ay qabtaan madaxda dowladda Puntland oo ku saabsan dagaal ka socda Puntland. Inta u dhaxeysay Garacad iyo Eyl ayey ciidamada daraawiishta Puntland ku weerareen cutubyo ka tirsan maleyshiyada oo kaga soo duulay Puntland dhanka koonfureed ee ... Wada akhri...
 

Afmadoow oo la weeraray

Afmadoow  (afdheer) Maleyshiyada Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday magaalada Afmadoow ee gobolka j/hoose. Weerarkaas sida ay sheegayaan saraakiisha Jubaland waxaa lagu jabiyey shabaab. Ciidanka Jubaland waxaa soo gaaray 2 askari oo dhintay iyo 1 askari oo dhaawacmay. Maleyshiyada Shabaab ayaa l ... Wada akhri...
 

Wasiirka dekedaha maamulka koonfur galbeed oo loo magacaabay Warsame Dhoofaan.

Wasiirka dekedaha maamulka koonfur galbeed oo loo magacaabay Warsame Dhoofaan.Baydhabo (Afdheer) Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Shariif Xasan Sh. Aden oo u magacaabay wasiirka wasaaradda dekedaha KG Warsame Dhoofaan. Wasiirka cusub oo ka mid ahaa masuuliyiintii taabacsanaa Shariif Xasan kuna sugnaa Baydhabo ayaa maanta loo magacaabay booskii uu ... Wada akhri...
 

S/Gaas Dhuumaal oo loo magacaabay taliyaha ciidamada Boliiska Jubaland.

Kismaayo  (afdheer) Taliyaha ciidanka Boliiska Jubaland ayaa la hadal hayaa in loo magacaabI doono Sareeye Gaas Maxamed Axmed (Dhuumaal) oo 2011kii soo qabtay xilka taliyaha ciidanka Jubaland. Maalmaha soo socda ayaa ka filayaa in lagu soo qoro wareegto magacaabistiisa. Masuulkan ayaa dowladda fed ... Wada akhri...
 

MP. Shidiye: UNHCR ha la hoos geeyo Kenya.

MP. Shidiye:  UNHCR ha la hoos geeyo Kenya.Dadaab (Afdheer) Xildhibaan Maxamed Mukhtar Shiidiye oo laga soo doorto LAGDERA ayaa ka mid ah xildhibaano doonaya in hay`adda UNHCR lagu wareejiyo ama la hoos geeyo dowladda kenya kadib markii dadka deegaanku ku eedeeyeen hay`adaha samafalka ee ay ka mid tahay UNHCR inaysan waba ka faa`iidin.{jcomm ... Wada akhri...
 

2 qodob oo wax laga badalay dastuurka Jubaland.

Kismaayo  (afdheer) Codsi uu madaxweynaha Jubaland u gudbiyey baarlamaanka Jubaland ayey ka ogolaadeen waxaana wax laga badalay laba qodob. 1) Waxaa madaxweynaha Jubaland loo ogolaaday inuu tirada wasiirada Jubaland ka dhigto inta uu doono lana tuuro qodob cayimayey tirada wasiirada Jubaland. 2) I ... Wada akhri...
 

Xaflad lagu taageerayo heshiiska beesha Sade la galeen Jubaland oo bari ka dhici doonta Kismaayo.

Xaflad lagu taageerayo heshiiska beesha Sade la galeen Jubaland oo bari ka dhici doonta Kismaayo.Kismaayo (Afdheer) Sida ay sheegayaan ilo lagu kalsoon yahay waxaa beri oo Sabti ah ama Axada Kismaayo lagu qaban doonaa xaflad ballaadhan oo lagu taageerayo laguna soo gabagabeyn doono shir dib u heshiin ah oo dhammaaday. Shir ay lahaayeen beesha Sade ayaa ku dhammaaday isfaham bee ... Wada akhri...
 

Baarlamaanka Jubaland oo wax ka badalaya dastuurka.

Kismaayo  (afdheer) Maamulka Jubbaland ayaa doonaya in wax  laga baddalo dastuurka Jubaland. In wasiirada Jubaland noqdaan tiro furan oo aan la cayimin iyo in madaxweyne ku xigeenada Jubaland noqdaan 2 ku xigeen maadaama sastuurka cusub ee Jubaland dhigayo 1 madaxweyne ku xigeen. Labdan qodob ayaa ... Wada akhri...
 

Beesha Sade iyo Jubaland oo heshiiyey-VIDEO

Beesha Sade iyo Jubaland oo heshiiyey-VIDEOKismaayo (Afdheer) Sida uu sheegay madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed-Madoobe) waxaa maanta 16.03.2016 kismaayo lagu soo gabagabeeyey khilaaf muddo soo jiitamayey oo u dhaxeeyey beesha Sade iyo Jubaland. Dim lights {jcom ... Wada akhri...
 

Puntland: dowladda federaalka iyo shabaab ayaa soo weeraray Puntland.

Puntland: dowladda federaalka iyo shabaab ayaa soo weeraray Puntland. Garoowe (afdheer) Wasiirka Abniga iyo wasiirka warfaafinta Puntland oo shir jaraa' id wadajir u qabtay ayaa sheegay in maleyshiyada Shabaab oo ay soo abaabushay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya si ay uqabsadaan qeybo ka mid ah Puntland. Puntland markii ay diiday 4.5 ayey dowladda federaalka i ... Wada akhri...
 

Qaar ka mid ah qodobada beesha Mareexaan u gudbiyeen Jubaland.

Kismaayo  (afdheer) Shirkii beesha Sade ee Kismaayo ayaa la sheegay in ay iska doorteen dhaxdooda guddi ka kooban 17 xubnood. Qoraal loo gudbiyey dowlad goboleedka Jubaland ayaa la sheegay in ay 14 qodob ku qoraayeen qodobadaas waxaa ka mid ah: ●-Madaxweyne ku-xigeenka 1aad ●- Maareeyaha Dekedda ... Wada akhri...
 
TV Afdheer