Guddiga farsamada oo ka hadlay...
... [Wada akhri...]
President Uhuru names four Cabinet members
Fred Matiang'i (Information, Communication and Technology (ICT)Henry K. Rotich (The National Treasury)James Wainaina Macharia (Health)Amb Amina Mohamed (Foreign Affairs)
President Uhuru Kenyatta has named four out of the 18 members of his Cabinet. Fred Matiangi Okengo, Henry K. Rotich, James Wainai ...
Wada akhri...
Garissa security chiefs interdicted over crime wave Soource- Monday, April 22, 2013
The government has overhauled security apparatus in North Eastern following spate of killings in the region the latest being the shooting of 10 people in a local eatery.Letters of interdiction of top security officers believed to be culpable in the c ...
Wada akhri...
Siminaar IGAD siin doonto Odayaasha dhaqanka Jubaland.
Kismaayo (Afdheer) Xubnno ka tirsan IGAD ayaa ku sugan Kismaayo illaa doraad waxayna u joogaan sidii ay u xallin lahaayeen khilaafaadka shirweynaha soo wajahi kara xilliga doorashada madaxweynaha Jubaland iyo in ka hor xilligaas ay siminaarro siiyaan Odayaasha iyo ergooyinka.
Marka ...
Wada akhri...
Ugaaas Xuseen oo yimid Kismaayo.
Kismaayo (Afdheer) Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane oo ka mid ah salaadiinta Jubland ayaa kasoo degay garoonka Kismaayo waxaana loosoo dhaweeyey si wanaagsan.
Ugaaska ayaa u yimid sidii uu uga qeybqaadan lahaa howlaha maamul u sameynta Jubland oo meel gabogabo ah maraya.
Ug ...
Wada akhri...
Odayaasha Kismaayo iyo doorashada Madaxweynaha Jubaland
Kismaayo (Afdheer) Odayaasha beesha Absame ee ku sugan magaalada Kismaayo ayaa kulamo la yeeshay Odayaasha dhaqanka ee belaha la dega gobollada jubooyinka iyo Gedo kuna sugan Kismaayo iyagoo u gudbiyey qorshahooda ku aadan go`aan ay beesha Absame ku doonayso in lala taageero musharrax ay doorteen. { ...
Wada akhri...
Guddiga Odayaasha Absame oo doortay Axmed-madoobe.
Kismaayo (Afdheer) Ugaas Cumar Xiirey oo ka mid ah Ugaayada beesha Cowlyahan ayaa idaacadda VOA ka sheegay in shir u socday odayaasha dhaqanka beesha Absame laba todobaad ay isku raaceen in ay Beesha Absame usoo sharraxdo musharraxa u matali doona doorashada Jubaland madaxweynaheeda Axmed-madoobe. { ...
Wada akhri...
Bombs and gun battle kill at least 16 in Somali capital
Source- ReutersSunday, April 14, 2013
At least 16 people were killed as two car bombs exploded outside the law courts in Somalia's capital Mogadishu and gunmen stormed the building on Sunday, before a gun battle erupted with security forces besieging the compound, witnesses said.A large blast hit a ...
Wada akhri...
Soomaaliya iyo Soamaliland oo Turkiga ku heshiiyey. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa heshiis iskaashi ku kala saxiixday magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga.
Dim lights
...
Wada akhri...
|
Khilaaf qarsoon oo ka dhax curtay raas-kaambooni iyo Azania. Kismayo (Afdheer) Shirka maamul u sameyta jubland state ayaa galay marxalad xaasaasi ah kadib markii loo gudbey xulidda ergooyinka dooranaya madaxweynaha Jubaland iyo Odayaasha soo xulaya ergooyinkaas.
Beesha Absame oo ah hogganka shirweynaha waxaa ka dhax bilowday loolan siyaasadee ...
Wada akhri...
Uhuru to focus on strong African trade ties
President Uhuru Kenyatta has said that the East African Community and Africa will be the cornerstone of his foreign policy in enhancing trade and investment.President Kenyatta noted that strong partnership and cooperation between African countries will bolster trade and investment in the continent ...
Wada akhri...
Ninka la filayo inuu noqdo madaxweynaha Jubaland -VIDEO Kismaayo (Afdheer) Musharraxa beesha Absame Axmed Sh. Maxamed (Axmed - Madoobe ) ayaa saxaafadda siiyey waxqadkiisa mustaqbalka dhow wuxuuna sheegay waxyaabaha uu doonayo inuu wax ka qabto haddii loo doorto madaxweynaha Jubaland.
Dim lights
...
Wada akhri...
Wafti ka socda IGAD oo yimid Kismaayo.
Kismaayo (Afdheer) Goor dhow waxaa garoonka ka xiran duulimadka rakaabka ama diyaaradaha shacabka kasoo dagay wafti ka socda IGAD waxayna soo dhaweeyey maamulka Kmg ah ee jubaland.
Waftiga ayaa la shegayaa inay la kulmeen Odayaasha beelaha oo siiyey warbixin la xiriirta ergooyinka s ...
Wada akhri...
Baledweyne oo tababar loogu xiray askar.
Muqdisho (Afdheer) dafcaddii saddexaad ayaa loo xiray dhooboow dhammeystay tababar ay siiyeen ciidamada nabad illaalinta ee AMISOM -Jabuuti magaalada baledweyne ee xarunta gobolka hiiraan.
hal guuto ayaa tababarka loo xiray waana markii saddexaad oo tababar noocan oo kale ah ay aska ...
Wada akhri...
Garoonka Kismaayo oo la xiray iyo warar kale. Kismaayo (Afdheer) Sida ay shaaciyeen maamulka ku-meel gaarka ah ee jubaland state waxaa si ku-meel gaar ah loo xiray garoonka diyaaradaha ee magalada Kismaayo (Sayid Maxamed Airport).
Xayiraadda duulimaadyadii diyaaradaha ee Kismaayo ayaa la xiriirta Shirka maamul u sameynta jubala ...
Wada akhri...
Madaxweynaha jubaland waxaa dooranaya ergooyinka 3da gobol.
Kismaayo (Afdheer) Ergooyinka saddexda gobol 540 xubnood ayey odayaashu soo xili doonaan maanta illa beri kadibna waxaa wiiggan soo socda ee bishan Abriil 2013 ergooyinkaas dooran doonaan madaxweynaha Jubaland sida laga soo xigtay ilo xog-ogaal ah.
Goobta ay ka dhici doonto dooras ...
Wada akhri...
|