Guddiga farsamada oo ka hadlay...
... [Wada akhri...]
Mareerey: 2008-06-08 (Afdheer) Mareerey oo ah magaaladii ay ku taalay warshadii Sokorta (JSP) kana tirsan degmada Jilib ee gobolka j/dhexe ayaa laga howlgaliyey waxbarashada dugsiga hoose.
Magaalada waxaa ka howlgalay waxbarasho ay maalgaliyeen dad iskood isku xilqaamay oo ku sugan dalka dibadiisa, kuwaasoo iskoolka Mareerey ugu deeqay kaalmo lacageed oo suuragalisay in ay Arday fara badan helaan waxbarasho.
Iskoolka Mareerey laga howlgaliyey ayey dhigtaan Arday isugu jira wiilal iyo gabdho, iskoolkaas waxaa wax ku barta arday heerkoodu yahay fasaladda 1aa, 2aad iyo 3aad