Guddiga farsamada oo ka hadlay...
... [Wada akhri...]
Kismaayo- Masuuliyiinta maamulka ku meel gaarka ah ee Kismaayo ayaa goob joog ka ahaa furitaanka tartanka kooxaha kubadda cagta ee magaalada Kismaayo waxaana kubbaddii u horreysay laaday Cabdinaasir Seeraar iyadoo kubadii labaad uu laaday Col. Yaasiin-raadeer.
Madaxa xiriirka kubadda cagta ee gobolka Axmed Faarax Taqal (timajilic) oo ka hadlay goobtaas ayaa sheegay in garoonka Waamo stadium u baahan yahay roog lagu goglo am caws. Xiriirka kubbadda cagta ee magaalada Kismaayo oo tartan ku qabtay Kasiima iyo Qalateyn, labadan kooxood oo cayaaray ayey cayaartoodii kusoo dhammaatay 0-0
