Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus

Jen. Ismacil : Waan la wareegaynaa deegaanada hadhay +VIDEO.

 

Kismaayo (Afdheer) Jeneral Ismaaciil Saxardiid Keysane taliyaha ciidamada jubaland ayaa shaaca ka qaaday in ay diidamadu u diyaargaroobeen qabashada deegaanada weli ku haray gacanta shabaab ee ka tirsan jubbada dhexe, Gedo iyo jubbada hoose.

Jeneraalka ayaa sheegay in ay tahay sir meletari xilliga la qabanayo deegaanaadaas laakiin ay qorsheynayaan in dhawaan lgala wareego Baardheere, jubbada dhexe iyo meelaha kale ay haystaan shabaab isagoo sheegay in ay muddo ku sugnaayeen Kismaayo sidii ay markii horeba ugu sugnaayeen muddo 8 bilood ah Bilis-Qaaqaani haddana ay bilaabi doonaan howlgalladoodii.

Dim lights

 

 
TV Afdheer