Guddiga farsamada oo ka hadlay...
... [Wada akhri...]
Dhadhaab (Afdheer) Gobolka waqooyi bari dalka Kenya waxaa ka bilowday kaambeynkii doorashada la shaaciyey in ay dhici doonto 4. Mar. 2013 waxaana Lagdheera oo u qeybsan laba qeybood ka taagan musharixiin fara badan.
Dhadhaab.
Deegankan waxaa ka taagan saddex musharrax oo u tartamaya Mp (mudane baarlamaan) sidoo kale waxaa jira musharraxiin fara badan oo u tartamaya lix kaansalaha ama dowladda hoose kuwaaoo ka tartami doona
Madoogaashe.
Deegaankan waxaa ka taagan saddex musharax oo u tartamaya Mp ( Mudane baarlamaan) sodoo kale waxaa ka tartamaya lix kaansalaha (dowladda hoose) oo ay u tartamayaan musharrixiin fara-badan.
Labadan deegaan waxaa kasoo bixi doona 2 Mp (xildhibaan baarlamaan) oo kamid noqon doona baarlamaanka dalka Kenya iyo 12 Kaansala (daowladaha hoose).
Waxaa jira musharrixiin baarlamaan oo u tartamaya Mp kursiga Garissa iyo kuwo u tartmaya kaansalaha (Dowlada Hoose) oo ka tartamaya Garissa -Town.
Faahfaahin dhammeystiran xubnaha ugu cad cad deegaanada kor ku xusan iyo wararka doorashada kala soco halkan ....

Dhadhaab
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
afdheer.com
10 feb. 2013