Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus

VIDEO- wararkii ugu xiisaha badnaa maalmahan:

Boggan waxaanu idiinku soo koobnay wararkii ugu xiisaha badnaa maalmahan oo muuqaal ah daawasho wacan:

Muuqaalka koowaad waa dood dhax martay musharrixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha dalka Kenya -

Presidential candidates face off in live debate [FULL VIDEO]

Dim lights

Muuqaalka labaad ee maanta waa xaflad lagu soo dhaweeyey ra`iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya prof. Cabiwli Maxamed Cali Gaas oo dad badan oo Soomaali ah ku sifeeyaan inuu yahay shaqsiga ka dambeeyey in ay Soomaaliya ka baxdo Kmg-nimadii dalkana u jideeyey nidaanka federaalka.

Dim lights

Muuqaalka saddexaad waa guddoomiyaha gudiga maamul u sameynta jubaland State Macallin Maxamed Ibraahim iyo xubno uu ka mid yahay guddoomiyaha  saxeexayaasha ahna madaxa ahlu sunna gobolka Gedo M. M. Aw-libaax, jen. Cabi mahdi,  xildhibaan Shaakir, siyaasi Saalax Xuseen iwm.

Dim lights

 

Muuqaalka afraad waa warbixin laga diyaariyey magaalada kismaayo xarunta goboka jubbada hoose -

Dim lights

 

 
TV Afdheer