Guddiga farsamada oo ka hadlay...
... [Wada akhri...]

Garissa (Afdheer) Kenya waxaa 04.03.2013 ka billaami doona doorasho muhiim u ah dadka reer Kenya Soomaalida reer Kenya ayaa sida Kenyanka kale u dareeray u diyaargaroowga doorashada dhici doonta.
Nadiif Jaamac waa mulkiilaha bankiga islaamiga ah oo ka furan dalal badan oo Kenya ka mid tahay wuxuu ka mid yahay musharrixiinta u taagan xilka GOVERNOR-ka Countiga Garissa.
County-ga Garissa ayaa lagu qiyaasay inay kuura ridi doonaan tiro ka badan 110.000 ruux, kuwaasoo sida la sheegay saddex geesoodka Garissa County inta badan siiyey kalsoonidooda Nadiif Jamac Adem oo u ballan qaaday reer Garissa inuu wax ka qaban doona nabadgaliyada iyo horumarinta Garissa County haddii la doorto.
Nadiif Jaamac waxaa la tartami doona rag kale oo iyaguna sameeyey ballanqaadyo.
Garissa
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
Afdheer.com