Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus

Baabuur qaad siday oo lagu rasaaseeyey kontarool ku yaal duleedka Kismayo

Kismaayo (Afdheer) Baabuur qaad siday lana socdeen dhowr askari ayaa la sheegayaa in askari ka mid ahaa ilaalada kontaroolkaas rasaas ku furay kadibna baabuurkii gadoomay dadna ku dhaawacmeen.

sarkaal ka tirsan ciidanka dowladda ayaa sheegay in baabuurku isku dayey inuu xoog ku dhaafo kontaroolka kadibna askri ku riday rasaas uuna gadoomay baabuurkii.

dadkii dhaawacmay ayaa isbitaalka la geeyey, waxaana la sheegay in la baarayo dhacdadan.

 
TV Afdheer