Guddiga farsamada oo ka hadlay...
... [Wada akhri...]
Wafti ballaadhan oo uu hogaaminayo ra`iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa tagay gobolka Galguduud halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyey.
Ra`iisul wasaaraha ayaa la filayaa inuu gaaro degmada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud inta uu booqashada ku joogo gobolka.
