Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

8 loo doortay aqalka sare ee Koonfur galbeed Soomaaliya

Baidoa (afdheer) Maanta waxay xildhibaanada KG doorteen 8 Senater oo maamulkan u matali doona dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

1. Cabdikaafi Macalin Xasan (Digil -Garre)
2. Xuseen Cali Xaaji Cabdalla (Dir Biimaal)
3. Samzam Ibraahim Cali (Digil Jiido)
4. Timiro Maxamed Cali (Mirifle -Boqol Hore)
5. Xuseen Sheekh Maxamuud (Mirifle- Hadamo)
6. Aadan Cabdi Aadan (Mirifle-Leesaan)
7. Ilyaas Cali Xasan (Mirifle- Eelay)
8. abdulaahi Cabdi Jabriil (Galeddi)

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 
TV Afdheer