Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Cabduwahaab Ugaas Xuseen oo loo doortay xildhibaan federaal

Baydhabo (afdheer) Xildhibaan Cabduwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa mar labaad cod aqlabiyad leh beeshiisu siiyeen codkooda doorashadaas oo ka dhacday Baydhabo saaka.

Ma jirin cid la tartantay Xildhibaan Cabduwahaab waxaana beeshiisa ka sharraxnaa isaga oo kaliya kadib markii ay u tanaasushay Fowziya Siraad.

Doorashada aqalka hoose ayaa la mudeeyey in dalka Soomaaliya laga soo gabagabeeyo bisha 11.2016 oo ah waqtiga ugu dambeysa doorashada aqalka hoose ee Soomaaliya oo ka kooban 275 xildhibaan.

Dowlad goboleedyada Puntland, Jubaland iyo Koonfur galbeed ayey ka socotaa codeynta doirashada xildhibaanka federaalka Soomaaliya.

 

Faafin: afdheer.com

 
TV Afdheer