Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

VIDEO: Prof. Gaandi oo beeshiisu u doorteen xildhibaan federaal.

Kismaayo (afdheer) Prof. Maxamed Cabdi Gaandi ayaa mar labaad loo doortay aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya doorasho ka dhacday Kismaayo.

Prof. Gaandi oo ka mid ahaa xubnihii u tartamay aqalka sare ayaa lagaga guuleystay kursiga aqalka sare.

Dim lights

Ma jirin xubno kula tartamay doorashada aqalka hoose ee  baarlamaanka Soomaaliya (MP) waana loo tanaasulay waxaana prof. Gaandi lagu doortay cod aqlabiyad leh.

Prof. Maxamed Cabdi Gaandi wuxuu ahaa aasaasihii Azania dowlad goboleed la baxay oo mar dambe burburay ka dib markii la aasaasay dowlad goboleed la baxay Jubaland.

 

Faafin: afdheer.com

 
TV Afdheer