Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Dr Daahiye iyo sidii loogu soo dhaweeyey Liboi+ VIDEO

Liboi ( Afdheer) Mudanaha laga soo doorto Dadaab Hon. Dr Maxamed Daahiye ayaa liboi ka furay iskuul dugsi sare ah oo uu xarigga ka jaray waxaana soo dhaweeyey shacabka deegaankaas.

Dim lights

Dr. Daahiye ayaa la shaaciyey inuu yahay nin daryeel u fidiyey danyarta deegaankaas, biyo ka haqabtiray deegaanada laga soo doortay iyo inuu wax badan ka baddalay abniga deegaanadaas.

Dim lights

Dr. Dahiye: "Wax kibaandho la`aan ah ma jiraa? shacabka ayaa ku jawaabay Maya, wax badan waan qabanay, Korontadana sida dhadhaab ayaan keenaynaa in sha allah"

Dim lights

Dad badan oo ka hadlay barso lagu soo dhaweeyey Dr Daahiye ayaa waxaa ka mid ahaa hadaladoodii in ciroolihii qaatay Kibaandhaha caruurtoodii qaangaartayna ay heleen Kibaandhaha (ID) wuxuu markii ugu horreysay iskuul dugsi sare ka hirgaliyey Liboi oo ka mid ah magaalooyinka qadiimka ah ee waqooyi bari dalka Kenya waxaana ammaantaas markii ugu horreyusay qaatay Dr. Maxamed Daahiye Ducaale.

Ree Liboi waxay yiraahdeen " Waxaanan arki jirin baan aragnay mashiintu way surnaan jirtey biyo la`aan maanan aheen ilaase lug baan ku dhaansan jirney jeerigaan garaangaris ah laba beri markaad joogto wuu duleeshami, biyihii way faruurmeen hadda sacii baan hortaanada ka waraabsaneynaa dadna hadalkiiba daa, waxaa kaloo aan aragnay Kibaandhihii baa cirow 80jir ah qaadan hayaa shan dhalna waan ku weynay awal madax unbaanan soo dooran jirney awal si ay noqotaba nimankan ( Daahiye MP. Dadaab iyo Xuseen Council Liboi) taas bay ku mahadsan yihiin".

xuquuqda video-ga waxaa leh Garissatv Channel.

 

 

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 
TV Afdheer