Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Soomaaliya oo ku guulesatay kiiskii badda ee ka dhaxeeyey Kenya.

Holland (Afdheer) Maanta waxaa la shaaciyey dacwadii kiiska badda ee u dhaxaysay Soomaaliya iyo Kenya waxaana lagu xukmiyey in kiiska badda ay sii wadi doonto maxkamadda aduunku sidaas oo waxaa rabay Soomaaliya.

Soomaaliya ayaa rabtay in kiiska badda dacwad u gudbisay maxkamadda aduunka kadib markii ay Kenya sheegtay in wadahadal dhacay ku heshiiyeen Soomaaliya.

Maxkamadda duunka ayaa kiiska badda xukmisay in la sii wadi doono maxkamadda aduunkuna awood u leedahay qaadisteeda.

Haddii maanta ay maxkamadda aduunku ku raaci laheyd Kenya diidmadii in dacwadda la furo waxaa dhici lahaa in ay shirkadaha shidaalku Kenya ka howlgaliun kartay badda nawaaxiga ay Soomaaliya aaminsan tahay in dal soomaaliyeed yahay hase yeeshee taas baddelkeeda wax shaqo baaris iyo qodid shidaal ah lagama sameyn karo nawaaxigaas badda hindiya illaa dacwaddu dhammaato.

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 
TV Afdheer