Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Madaxweynaha cusub ee jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo+ VIDEO

Dr. Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa cod aqlabiyad leh xildhibaanada dowladda federaalka dalka Soomaaliya ku doorteeen maanta 08.02.2017 doorasho ka dhacday caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Dim lights

Natiijadda uu ku badiyey madaxweynaha cusub ee Soomaaliya 2017-2021 ayaa  ah sidan hoos ku qoran:

Farmaajo....184
Hassan.......097
Shariif.........046

Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u hambalyeeyey madaxweynaha cusub wuxuuna shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in lala shaqeeyo madaxweyne Farmaajo oo uu u hambalyeeyey.

Waxaa la dhaariyey Mdaxweynaha cusub, Madaxweynaha cusub oo hadlay ayaa sheegay in in uu qaban doono wixii uu ballan qaaday uuna dabargoyn doono musuqmaasuqa.

 

 

 

 

 

 

 
TV Afdheer