Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Kenya oo qiimeynaysa madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Nairobi (afdheer) Aqoonyahanada dalka Kenya ayaa faalooyin badan ka bixiyey doorashada madaxweynaha la doortay ee dalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Kenya waxay dooneysaa in daraadaad dheeri ah ku sameyso madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo ay aqoonyahanada Kenya sheegeen inuu yahay shaqsi saameyn xoog leh ku leh Kenya doirashadiisana laga dareemay dalkan Kenya.

Ragga aqoonyaganada ah ee faallada ka bixiyey doorashada madaxweynaha cusub ayaa sheegay in Soomaaliya ay noqon doonto dal dib u istaaga marka la qiimeeyo sida ay Soomaalidu isugu wareejiyaan xilalka marka ay ka dhacdo doorasha laga soo bilaabo Aden Cade iyo ra'iisul wasaarihiisii oo ka guuleystay Cabdirashiid Cali Sharma'arke, waxayna aheyd doorashadii ugu horeysay ee si dimoqraadiga u dhacday xilkana si nabadgeliyo ah ula kala wareegeen qaaradda Afrika.

Kenya ayaa ka mid aheyd dalalkii u hambalyeeyey doorashadii Madaxweyne Farmaajo hambalyadaas oo uu diray hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya ( majority leader) Aden Bare Du'ale.

 

Faafin: Afdheer.com

 
TV Afdheer