Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Wariye Cabdimaalik Coldoon oo Hargeysa lagu xiray.

Muqdisho (afdheer) Wariye Coldoon waa muwaadin Soomali ah oo ka soo jeeda Somaliland waa wariye caawiya danyarta xanuunsan, danyarta barakacayaasha, wuxuuna aaminsan yahay Soomaali.

Wariye Coldoon ma jecla Itoobiya wuxuuna u arkaa gumeysi neceb Soomaali meel walba oo ay deggan yihiin.

Wariye Coldoon wuxuu sheegay inuu taageersan yahay Soomaali uuna soo dhaweynayo midnimo soomaaliyeed wuxuuna ka mid ahaa dadkii baahiyey in uu taageersan yahay madaxweynaha ka doortay mudane Farmaajo.

Wariye Coldoon wuxuu ka tagay Burco wuxuuna tagay Muqdisho si uu uga qeybqaato taageerada diwladda cusub ee Soomaaliya wuxuuna la soo kulmaya madaxweyne Farmaajo.

Wariyaha ayaa la ciray markii uu ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Hargeysa welina lama shaacin sababta loo xidhay.

Dad badan ayaa ka xumaaday xarigfa wariye Cabdimaalik Coldoon waxaana maamulka Soomaaliland loogu baaqay inay si deg deg ah u sii daayaan wariyaga.

 
TV Afdheer