Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Xil wareejin ka dhacday villa Somalo.

Muqdisho (afdheer) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah maanta oo khamius ah xilka madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah  Soomaaliya ugu wareejiyey mudane Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

dhammaan qalabkii hadiyadaha ee qaranka, gaadiidka iyo hantidii kale ee villa Soomaaliya ayaa lagu wareejiyey.

Madaxweynihii hore ayaa yeelanaya meeqaan sharafeed dowli ah wuxuuna helayaa illaalo rasmi ah iyo gunno dastuuri ah.

Guddiyada ayaa billaabi doona qaban qaabada caleema saarka madaxweynaha la doortay.

 
TV Afdheer