Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Xildhibaano diidanaa Shariif Xasan oo loo diiday inay ku soo noqdaan baydhabo

Baydhabo (afdheer) Markii uu damcay Shariuf Xasan Sh. Aden inuu isku sharraxo madaxweynaha Soomaaliya waxaa jurey xildhibaanno ka soo jeeda dowlad goboleedka koonfur falbeed oo laga abaabulay Muqdisho loona adeegsaday inay mooshin xil ka qaadis ah baarlamaanka baydhabo horgeeyaan.

Kooxdaas xildhibaanada ah iyo siyaasado caawiyey kadib madaxweynaha diwlad goboleedka koinfur galbeed wuu ka hadhay tartankii.

Madaxweynaha ayaa kulano la qaatay odayaasha iyo xildhibaanada baarlamaanka ismaamulka koonfur galbeed dalka Soomaaliya waxaana la dhaleeceeyey xildhibaanadii loo adeegsaday madaxweyne Shariuf Xasan Sh. Aden.

Warar lagu kalsoon yahay waxay sheegayaan inay xildhibaanadii fowdeeyey Shariuf Xasan soo dhaafi laayihiin Muqdisho iyagoo ka cabsanaaya in sharciga la horgeeyo.

Baydhabo in aysan ku soo laaban karin waa mid ay hadal hayaan reer baydhabo.

 
TV Afdheer