Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

MW Farmaajo oo la caleema-saaray +VIDEO.

Muqdisho (afdheer) Maanta waxaa Muqdisho lagu caleemasaaray madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Caleemasaarka masaxweynaha la doortay waxaa ka soo qeybgalay madaxweynaha Kenya, madaxweynaha Jabuuti, ra'iisul wasaaraha Itoobiya iyo dalal kale ol la sheegay in ay wakiilo usoo dirsadeen xafladda caleemasaarka.

Sida la sheegay in ka badan 120 dal ayaa ka qeybgalay xafladda caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa xafladdaas ka jeediyey khudbad hambalyo ah oo aad u qiima badan una riyaaqeen Soomaalida joogtay xafladda iyo inta daawaneysay xafladaas oo toos loo daawanaayey.

Xafladda caleemasaarka madaxweyne Farmaajo waxaa ka soo qeybgalay Madaxweyne Kenyatta oo dalkuusa  Kenya ka socdeeWafti ay u badnaayeen madax Soomaali Kenyan ah:

1. Madaxweyne Uhuru Kenyatta madaxweynaha dalka kenya

2. hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka dalka Kenya ahna ninka 3aad ee awooda dalka Kenya Aden Bare

3. Xoghayaga guud ee urur goboleedka IGAD eng. Maxboub Maxallin

4. Wasiirada arrimaha dibadda dalka Kenya Aamina maxamed

5. Wakiilka UNHCR u qaabilsan Soomaaliya amb. Afey

iyo xubno kale.

sidoo kale wakiilka jaamacadda carabta, ergeyga QM u qaabilsan Soomaaliya iyo mudowga yurub ayaa jeediyey kudbad ay u riyaaqeen Soomaali.

Dim lights

Dim lights

Dim lights

Dim lights

Dim lights

Image may contain: 5 people, people standing and suit

Image may contain: 3 people, crowd and indoor

 
TV Afdheer