Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Baaris lagu ogaaday in biyo ay cabeen ku sumoibeen dad ku dhammaaday duleedka Hargeele.

Hargeele (afdheer) deegaanno saddex ah oo hoos imaada degmada hargeele waxaa biyo ku sumoobay oo u dhintay tiro lagu sheegay 31 ruux waxaana la dabiibayaa tiro ka badan 200 ruux sida la sheegay.

waxaa ka sheegay in la baaray dadkii lagu daweynaayey goobaha oromada ee ku sumoobay gobolka afdheer lana xaqiijiyey inay sumoobeen.

 
TV Afdheer