Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Faarax Macalin oo Muqdisho tagay si uu ula kulmo ra'iisul wasaaraha Soomaaliya.

Muqdisho (afdheer) Faarax Macalin Dawaara oo u tartamaya kursiga MP Garissa-township ee baarlamaanka Kenya doorashada 2017 kana tirsan xizbiga mucaaradka dowladda Kenya ayaa tagay Muqdisho caasimadda Soomaaliya.

Faarax Macalin ayaa bartiisa twitter horey ugu qoray markii la doortay ra'iisul wasaaraha dalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre inuu yaqaanay 11 sanno la sheegay inuu la kulmi doono ra`iisul wasaaraha iyo madaxweynaha Soomaaliya.

Tagista Faarax Macalin ee Muqdisho ayaa la sheegay inay la xiriirto talooyin uu doonayo inuu siiyo dowladda cusub ee Soomaaliya si ay u taageeraan siyaasadiisa doorashada Kenya 2017.

 

 

 

 
TV Afdheer