Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Maxaa ka jira in mooshin laga gudbiyey madaxweynaha Jubaland.

Kismaayo (afdheer) Waxaa jira warar la baahiyey oo sheegaya in xildhibaanada Jubaland doonayaan in ay mooshin ka gudbiyaan madaxweynaha Jubaland.

Warar laga soo xigtay ilo lagu kalsoon yahay waxay sheegayaan in uusan jirin mooshin la gudbiyey iyo mid la damacsan yahay in laga gudbiyo madaxweynaha Jubaland hase yeeshee kalfadhiga baarlamaanka Jubaland uu si caadi ah u furmi doono 18.03.2017 ama 01. 04. 2017 oo ay fasaxoodii ka soo noqonayaan.

Kalfadhiga baarlamaanka Jubaland xildhibaanadu si sharci ah ayey ugu yeeri karaan golaha fulinta ama golaha wasiirada si ay ula xisaabtamaan waxqabadkooda.

Waa suuragal in su'aalo xildhibaanada Jubaland weydiin doonaan xilliga la xisaabtanka golaha wasiirada dowlad goboleedka Jubaland sidoo kale way la xisaabtami karaan si sharciga waafaqsan madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland haddii xildhibaanadu doonaan.

 

 
TV Afdheer