Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Dowladda cusub oo soo wada wasiiraddii ugu badnaa ee soo mara Soomaaliya.

Muqdisho (afdheer) Xukuumadda cusub ee laga sugayo ra`iisul wasaare Kheyre ayaa la filayaa inay yeelan doonto gole wasiiro tiro badan iyadoo la qancinaayo beelaha Soomaaliyeed.

Awood qeybsi iyo dib u heshiisiin darteed ayaa la sheegay in loo magacaabi doono gole wasiiro ka badan 50 rag iyo dumar isugu jira. Awood qeybsiga beelaha ayaa laga dhigay 5 beeleed waxaana warar lagu kalsoon yahay sheegayaan in beel waliba heli doonto 5-6 wasiir.

Xukuumadda cusub ayaa la rajeynayaa in la shaacin doono caawa saq dhexe ama aroornimada beri.

 

Faafin: afdheer.com

 

 

 
TV Afdheer