Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Dagaalo dhax maray qowmiyadda Soomaalida iyo Qowmiyadda Oromada.

Dooloow (afdheer) Xuduudda labada ismaamul ee Soomaalida iyo Oromada dalka Itoobiya waxaa beryahan ka socda dagaal isireed ama dagaal qowmiyadeed dad ku dhinteen dadna ku barakeceen.

Qowmiyadda Oromada ayaa kacsan waxayna rabshado ka sameeyeen deegaano badan oo dalka itoobiya ka mid ah dowladda ayaa deegaanadaas bandoow ku soo rogtay kadib ayey Oromadu billaabeen inay ku jeestaan Soomaalida oo ay deris yihiin.

Sida ay sheegayaan warar la rumeysan karo Oramada ayaa rabtay in ay la saftaan Soomaaldu hase yeeshee taas baddelkeeda deegaanka Soomaalidu wuxuu taageeray dowladda.

Deegaanada xuduudda labada is-maamul ayaa laga guuray waxaana la sheegayaa in ay ka jiraan colaado baahsan meelaha ugu daran waa xuduudda gobolka Liibaan nawaaxiga Nageyle iyo Baabili oo dhanka galbeedka fog ku taalla.

 
TV Afdheer