Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Jubaland oo dad u dhinteen abaarta ka jirta.

Kismaayo (afdheer) Weriye Mascuud oo ka mid ah weriyayaasha ka warama Jubaland ayaa sheegay inay kordheen barakacayaasha imaanaya Kismaayo wuxuuna sheegay in saacadihii u dambeeyey jubaland ku dhinteen dad ka badan 20 ruux.

Dadka ugu badan waxay ku dhinteen degmada Salagle ee gobolka j/dhexe sida uu sheegay weriye Mascuud Cabdullaahi weriyaga VOA iyo Universaltv ee Kismaayo-Jubaland.

Guddiga abaaraha jubaland oo ay mid yihiin guddoomiyaha ururka haweenka Jubaland Marwo Batraan iyo guddoomiyaha rugta ganacsiga Jubaland mudane Shaafi ayaa raashin u qeybiyey barakacayaasha kusoo qulqulaya Kismaayo.

Soomaalida dal iyo dibad ayey gudiga abaaraha jubaland ugu baaqeen inay ka qeybqaataan caawinta dad badan oo ay saameysay abaartu.

 

 
TV Afdheer