Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Warbixin kooban: Dowladda cusub ee Soomaaliya

Kismaayo (afdheer) Dowladda cusub ee Soomaaliya shacabku way soo dhaweeyeen waxaana loo arkaa dowlad ay hoggaaminayaan shaqsiyaad isbadel doon oo qurbajoog Soomaaliyeed ah lana dhacsaneyn siyaasadaha dalalka deriska la ah Soomaaliya

xukuumaddan ayaa la saadaalinayaa in aysan xiriir wanaagsan la yeelan doonin dowlad goboleedyada soomaaliya maadaama madaxweynaha iyo ra'iisul wasaaruhu aaminsan yihiin soomaaliweyn ama sidii ay Soomaaliya aheyd 1991dii.

Soomaaliya waxay u baahan tahay la tashi, isku tashi iyo wada tashi waxaana loo baahan yahay in la qoro oo cod shacab lagu ansixiyo dastuur dalka Soomaaliya yeesho ka hor sannadka 2020

inta ka horeysa waxaa awoodda koowaad yeelan doona maamul goboleedyada dhismay.

 
TV Afdheer