Guddiga farsamada oo ka hadlay...
... [Wada akhri...]
Gabay: Yaa Muran ka Qaba (waxaa tiriyey marxuum- Daahir Cali Nuur)
Jiilaal Maqaafa abaar laysku, mohan waayey
Alla soo cirkoo murugsanaa, meelo kama hooro
Oo soo masaafiyo kob dheer, mayey ma qaadsiiyo
Minankii halloo furo haddii, meel laysugu keeno
Oo soo maroog laguma rogo, meyle luquntiisa
Minka reerka oo wad ...
Wada akhri...
|
Maansada Dhaaya-deeq
Hindisaaga: Abwaan Maxamed Cabdiqaadir (Stanza) Hawraarta: Dhaaya-deeq Habeentiriska: 19/10/2012
Dhidbooniyo dhiirranaanta Ka dhawrsoon gabidhacleynta Sidaad dhihidda u haleesha Xul baa tahay dhaaya-deeqoo Dhab baad toolmoon u tahay.
Dhaqaaq socod laafyahaaga Dhurbada higilkiyo tintaada Dh ...
Wada akhri...
Gabay :Ha Midowdo (tiriyey Macallin Dhoodaan)
Nasashada jimcaha nala dhageysta gabay la baxay ha midowdo
♦
Ha Midowdo
...
Wada akhri...
|